“Annaga ayaa ka dambaynay dilka xildhibaanka Puntland ka tirsan” Al-shabaab
Muqdisho, (SLP)- Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay inay ka dambaysay dilka xildhibaan Aadan X. Xuseen Ismaaciil oo maanta barqadii...
“Dadkii Sow Tan Haadkiyo, Haanraawe Boobeen” … Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Hoos aan u sii dego. Golihii Wakiillada ayaa laalay takaaliiftii baadda iyo boobka ahayd ee baabuurta soo degaysa la saaray. "Ujeeddiyo haatan, Rag waa hal-adayg e;, Heddeyda...
Soomaaliya Oo Farriintii Ugu Horeysay U Dirtay Kenya, Ka Dib Weerarkii Gaarisa
Muqdisho, (SLP)- Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay culeyska ay xukuumadda Kenya ku hayso Soomaalida dalkeeda ku nool, ka dib markii uu dhacay...
Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Iyo Masuuliyiinta Maamulkaas Oo Ka Dayriyay Ammaanka Magaaladaas
Muqdisho, (SLP)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul gobolleedka Puntland ayaa kooxo dabley ahi ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho, xilli uu la socday gaadhi,...
Tirada Dadka Ku Dhintay, Kuwa Loo Xidhay Rabshada Koonfur Afrika Iyo Baaqa Booliska
Johannesburg, (SLP)- Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa ugu baaqay dadka inay joojiyaan farriimaha aan la xaqiijin ee ku saabsan weerarada ka dhanka ah dadka...
Sucuudiga Oo Dadka Uu Bara-kiciyay Ee Reer Yemen, Haddana Caawimooyin Ugu Yaboohaya
Riyaad, (SLP)- Sucuudiga oo hoggaaminaya weerarada dhanka cirka ah ee ka dhanka ah fallaagada xuutiyiinta Yemen ayaa ku yaboohay dhammaan lacagta ay jimcihii codsatay...
DAAWO: Is-bahaysiga Mucaaradka Oo Markale Ku Dhawaaqay Shir Kala-tashi.
Hargeysa, (SLP)- Is-bahaysiga mucaaradka ee xisbiyada iyo madasha wada-tashiga ayaa ku dhawaaqay shir kala-tashi, oo ay sheegeen inay qaban doonaan, isla markaana ay guddidii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

