HomeSidee ayey Dadweynaha Gobolka Gabiley u arkeen Is-casilaadda Cabdicasiis Samaale? (DAAWO Warbixin)

Sidee ayey Dadweynaha Gobolka Gabiley u arkeen Is-casilaadda Cabdicasiis Samaale? (DAAWO Warbixin)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley (SLpost)- Dadwaynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa siyaabo kala duwan u arkay is casilaadda wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale kaga cudur-daartay inuu qabto xilkii wasaarada Waxbarashadda ee madaxweynaha Somaliland u magacaabay.

Madaxweynaha oo habeen hore saqdii dhexe Isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, waxa uu xilalkii ay hayeen u kala beddelay  Wasiirkii hore Maaliyadda Cabdicasiis Samaale oo noqday Wasiirka cusub ee Wasaaraddda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, halka wasiirkii wasaaraddaas Samsam Cabdi Aadan ay noqotay Wasiirka Maaliyadda.

Sidee bay Dadweynaha Gobolka Gabiley u arkeen Is-casilaadda Cabdicasiis Samaale? (DAAWO Warbixin)Haseyeeshee, Cabdicasiis Samaale, ayaa sheegay inaanu mansab qaban doonin xukuumadda Siilaanyo hadday tahay xilka loo magacaabay iyo mid kale toona, waxaanu go’aankiisa ku sababeyey inay jiraan shirqool hoose oo madaxweynaha laftiisu aanu ka war-haynin oo sabab u noqday in xilka wasaaradda Maaliyadda laga beddelo.

Wariye Cabdikariim Muxumed Cadde oo ka tirsan Suxufiyiinta ka hawl-gala warbaahinta madaxa-bannaan ee gobolka Gabiley, ayaa warbixin kooban oo xambaarsan dareen shacabka degmada Gabiley qaarkood ka diyaariyey go’aanka uu Cabdicasiis Samaale kaga cudur-daartay inuu qabto xilka wasaaradda Waxbarashada.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories