Monthly Archives: March, 2015

spot_imgspot_img

Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye oo Weji-siyaasadeed khilaaf hor leh abuuri kara ku fasiray Dhawaaqyada Mucaaradka ee Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xukuuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda Kulmiye, ayaa maanta jawaab ka bixiyey baaqyo iyo Hanjabaaddo ka soo yeedhay Isbahaysiga Mucaaradka ah ee dalka oo...

Gorfaynta Heesta ‘Adduunyo’: ‘Ha ku waayin ruux gob ah, Erey aanu kaa geyin’ – W/Q. Maxamed S. Cumar

Guud ahaanba fanka casriga ah ee Soomaaliyeed, tan iyo bilowgiisii, waxa duluc ahaan saydareeyay godka caashaqa ama jacaylka loo yaqaanno. Halkii ay ahayd inuu...

Maxkamadda Dambiyada oo Eedayn u jeedisay Dawladda iyo Shacabka waddanka Suudaan

Hague (SLpost)- Maxkamada Dembiyada Dagaalka ayaa walaac ka muujisay taageero la’aanta Qaramada Midoobay ee la xidhiidha sidii cadaalada loo horkeeni lahaa Madaxweynaha Sudan Cumar...

Taliye Xiirane oo la wareegay Xilka Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Kaftan laysku weydaarsaday Madashii Xil-wareejinta

Berbera (SLpost)-Taliyhii hore ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Cismaan, ayaa xilka ku wareejiyey Taliyaha Cusub ee dhowaan madaxweynuhu u magacaabay Ciidanka Ilaalada...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Safiir ku-xigeenka Ingiriiska ee Addis Ababa iyo Nuxurka Arrimo laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir xigeen Cusub oo dawladda Ingiriiska dhowaan magacowday Safaaraddooda...

Maxkamadda Sare ee Maraykanka Oo Si Buuxda U Ayidday Xukun lagu Riday Cali Samatar

Virginia (SLpost)- Maxkamada Sare ee dalka Maraykanka, ayaa maanta si buuxda u ayiday xukunka ay ku guulaysteen dhibanayaashii Baashe Yousuf, Aziiz Deria, Burralle Mohamoud,...

Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa oo loo magacaabay Ibraahim Axmed Raabbi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md Cali Maxaed Warancadde, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Ibraahin Axmed Raabi in uu noqdo Xoghayaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img