HARGEYSA: Munaasibad lagu Xusay Maalinta Dhalashada Nebi Maxamed (NNKHA) oo Kulmisay Boqolaal Qof (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost) Iyada oo ay maanta ku beegan tahay Xuska Dhalashada Nebiga (NNKHA) isla markaana Dunida Islaamka badankooda laga xusay maalintan, waxa munaasibado lagu...
SONYO Khilaafkeedu wuxuu dogobyo sii saaray Dayowgii dhalinyarada Haystay – W/Q: Suleiman Abdisitar
Ugu Horayn (ASC), Bacdigeed Midowga dhalinyarada iyo inay yeeshaan marjac laga maamulaa waxay muhiim u tahay da’yartan Somaliland ee majarahabawsan, dhalinyaradan maalinba siyaasi danayste...
“Nimankaas kala saariddooda, waxa ka fiican wada-saariddooda, markaa madaxweynuhu hadduu…”
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyey go’aanka uu ugu...
Abwaan Weedhsame Oo Gabay Baroordiiqa U Tiriyay Geerida Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faraax
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa u tiriyey Geerida ku timi Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax...
Maanso cusub: DANQAABO – Waxa curisay Yaasmiin Maxamed Kaahin.
Haddaan dado wixii jira Ka daboolo dhaayaha Dhegta maqal u diidoon Nafta doodda kaba xidho Damiirkaan I yeelayn. Waxaan uga dan leeyay Daarrantiyo ujeeddada Dadka aan la nooliyo Dalkan aan dhex joogee Cudurrada...
MUDANE JAMAAL: MUU FAHMIN SARIFKA WASIIR SAMAALE ‘1 US dollar = Sh 4,300’ FINANCIAL CRIME
Aqoonyahan Jamaal Cali Xussein, oo la hadlaaya Beeralayda Arabsiyo, ayaa ku tilmaamay Miisaaniyadda korodhay inay tahay cashuur dheeraad oo laga qaadaayo BEERALAYDA & XOOLO DHAQATADA . Aqoonyahan Jamaal muu GARAN halka ay kasoo...
Madaxweynaha oo markii u horeysay ka hadlay Xiisadda Suldaan Wabar Kiciyey iyo Khilaafka Murashaxnimada Kulmiye
“Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan” “Kii wax tabanaya ee sida odayadii dhaqanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

