Somaliland oo shaacisay tallaabada ay kaga jawaabay Caleemo-saarka Buuhoodle loogu qabanayo Cali Khaliif Galaydh
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay ogolayn magaalada Buuhoodle in lagu qabto caleemo-saarka Prof Cali Khaliif Galeydh oo hoggaamiye loogu doortay Kooxda la...
Wasiirka Caafimaadka oo Sheegay in aannu Saacad ka Dambayn Haddii Fu’aad Aadan Cadde ka Tago Somaliland
Lad-qabayntii Xaglo-toosiye iyo wefti la socday Fu’aad Aadan Cadde ku keeneen Burco + hadalo hiil cadho ku ladhan tahay ah oo ka soo baxay...
“Waxaanu Taageeraynaa Bayaankii Qabyaaladda Lagu Nahyiyay Ee ka Soo yeedhay Salaadiinta Awdal iyo Salal” – BAYAAN
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka kooban dhalinyaro Aqoonyahan ah oo deggen magaalada Hargeysa, ayaa bayaan taageero ah oo soo saareen ku majeertay go’aan ay madax-dhaqameed...
Waxbarashada Dalkeena (The Education Of Our Country) – W/Q: Hamse Baashe Muhumed
Qalinka iyo Buugu waa kuwo ka run sheega qoraalka ay sameeyaan, hadaba wakhtigu waa goor hore oo aan ku qiyaasay 6:00AM islo wakhtigaas waa...
Wasiirka Duulista oo Kaalinta 1-aad u galay Xukuumadda Siilaanyo Heerka Boobka & Lunsiga Hantida Muwaaddiniinta
Maxaad ka ogtahay Xaddiga Lacageed ee Bishii ku dhacda jeebka Wasiirka Duulista Lacag Dhan 800,000-160,000 oo meel uu u soo maray aanay jirin. Hilaacmedia oo...
Xukuumadda Somaliland oo Markii u horeysay si Faahfaahsan uga hadashay Booqashdii Nicholas Kay ku yimi Dalka
Waxa ay Xukuumadda Somaliland Beenisay inay Danjire Nicholas Kay ka Wada-hadleen Arrimo Siyaasadeed iyo Inuu Xafiiskiisa UNSOM ka furto Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiye u magacaabay gobolka Cusub ee Xaysimo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Guddoomiye u magacaabay Gobolka Cusub ee Xaysimo oo madaxweynuhu dhowaan ku soo kordhiyey 12-kii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

