HomeSomaliland oo shaacisay tallaabada ay kaga jawaabay Caleemo-saarka Buuhoodle loogu qabanayo Cali...

Somaliland oo shaacisay tallaabada ay kaga jawaabay Caleemo-saarka Buuhoodle loogu qabanayo Cali Khaliif Galaydh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inaanay ogolayn magaalada Buuhoodle in lagu qabto caleemo-saarka Prof Cali Khaliif Galeydh oo hoggaamiye loogu doortay Kooxda la baxday Khaatumo, waxaanay sheegtay inay tallaabo adag ka qaaday haddii ay dhacdo in magaaladaas lagu qabto caleemo-saarkiisa.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed oo maanta war-fidiyeennada kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in magaalada Buuhoodle lagu qabanayo caleemo-saarka Cali Khaliif, waxaanu ku gooddiyey in aanay cid kasta oo colaad bulshada ku dhex-abuuray ka ogolaan doonin inay dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ka samayso deegaamo ka tirsan Somaliland.

XAGLATOOSIYE“Anigu ma ogi Cali Khaliif Isku caleemo saaraya Buuhoodle, waxna kama jiraan waa been. Buuhoodlena ka yeeli mayno dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo Cali Khaliif wado, haddii ay dhacdana tallaabada ku habboon ayaanu ka qaadaynaa,” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo maanta War-fidiyeennada kula hadlay Hargeysa.

Prof. Cali Khaliif Galaydh oo madxweyne loogu doortay shir beeleed ka dhacay degaanka Saax-dheer ee Gobolka Sool bishan August, waxaana la qorsheeyey in magaalada Buuhoodle lagu qabto xafladda Caleemo-saarka Cali Khaliif xilka madaxweynenino kula wareegayo, si rasmi ahna loogu caleemo-saaro, iyadoo la sheegay in xafladaas ay ku hoos lammaan yihiin mudaharaado rabshado wata oo ka dhaca degaanno ka mid ah Gobolka Sool, kuwaasoo u muuqda in taageero loogu raadinayo maamulka qabiilka ku salaysan ee Cali Khaliif wato.

SOMALILANDPOSTNET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories