Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Magacyada saddex Wadaad oo 18 bilood Xabsi ugu jiray Fekerkooda Siyaasadeed oo Dawladda Jabuuti Xorriyaddooda u celisay iyo Damaashaadka Taageerayaasha Mucaaradka

Djibouti (SLpost)- Xukuumadda Jabuuti, ayaa maanta xabsiga ka sii daysay saddex wadaad oo sannadkii hore loo xidh-xidhay taageero ay u muujiyeen xisbiyada mucaaradka oo...

Dr Maxamed Fadal oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii uu ka hayey Xisbiga Waddani iyo Sababta ka dambaysa

Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii...

HARGEYSA: Maayarka Caasimadda oo ka Qaatay Qaadhaan lagu ururinayey kulan ku qabsoomay Xabaalo Dushood

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimada Hargaysa Eng Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa markii saddexaad bishan gudaheeda kormeer ku maray Xabaalaha boqol-jire ee Galbeedka Hargeysa oo...

Meydadka Boqolaal Tahriibeyaal Soomaali ku jirto oo ku soo Caaryey Xeebaha dalka Liibiya (SAWIRRO)

Tripoli (SLpost)- Meydadka muhaajiriin u dhashay qaaradda Afrika, ayaa ku soo caaryey xeebaha dalka Liibiya, gaar ahaan meel 36 KM dhinaca bari ka xigta...

Xamaas iyo Israa’iil oo Dagaal laba bilood qaatay ka dib Heshiis shuruudo xabbad-joojin ah oo Shuruudo ku xidhan yihiin kala Saxeexday

Hargeysa (SLpos)- Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan Ururrada Xamaas iyo Islamic Jihad ee ka dagaalama Marinka Gaza, ayaa shaaca ka qaaday in ay dawladda...

Xogo ku saabsan Qaabka uu u dhacay weerar Askari Ilaalada Jamhuuriga ka tirsani ku Qaaday Garoonka diyaarada Jabuuti oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle shalay...

Sarkaal Ilaalada Jamhuuriga Ka tirsan iyo Dhakhtarkii Khaaska ahaa ee Madaxweynaha Jabuuti oo weerarka ku dhaawacmay - Waddaado Arrimo siyaasadeed u xidhan oo la qorsheynayo...

QARAN HURDA (Sleeping nation) – Dhibaatooyinka dhalinyarada wadanka haysata

Waxaa mahad dhamaanteed iska leh ilaahay SWT waxaan kaloo umahad celinayaa saxaafada xorta ah ee inta badan ku hawlan gudbinta wararka, iyo qoraalada saliimka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img