Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Diyaarado Milatari Maraykanku leeyahay oo ku Burburay Galbeedka Badweynta Pacific iyo sababaha Shilka keenay oo la garan-la’yahay

Delhi (SLpost)- Laba diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka, ayaa ku bur-buray galbeedka Badweynta Pacific, iyada oo la’ yahay mid ka mid...

Wasiir Xukuumadda Siilaanyo ka tirsan oo Luqaddii CALAN-CASTA ugu jawaabay Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani

“Waxaan Maqlayey qaar Axsaabta ka mid ah oo Xisbiga Waddani ka mid yahay oo Jabhad isku bedelay imika mararka qaarna dagaalaba ku dhawaaqa, waayo...

Eng Cabdinasir Garaad Abshir Saalax oo Isbar-bardhig ku sameeyey Prof Cali Khaliif iyo Dr Saleebaan Xagla-toosiye

Waxa uu Ina Garaad Abshir Shacabka deegaannada gobollada Sool iyo Buuhoodle ugu baaqay inaanay taageerin shakhsiyaad Dano-gaar ah ku fushanaya Mustaqbalka iyo Aayaha Ubadkooda...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo oo Meel-mariyey Odoroska Miisaaniyaddii ugu tirada badnayd ee Somaliland yeelato

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa shirkooda todobaadlaha ah oo maalinta Khamiista isugu yimaaddaan, waxay kulankooda maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweyne Siilaanyo ku ansixiyeen...

Baarlamaanka Ingiriiska oo ka digay halis ka dhalan karta Lacagaha Somaliland loo soo diro iyo Jawaabta Xukuumadda

London (SLpost)- Baarlamaanka waddanka Ingiriiska, ayaa ka digay halista iyo khataraha Dhaqaale iyo Ammaan ee ka dhalan kara Lacagaha Somaliland iyo dalalka dunida saddexaad...

Mucaaradka Somaliland oo Qaaddacay Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI Iyo UCID ayaa si wada jira gabi ahaanba u qaadacay Diiwaan galinta Madaniga ah ee la filayo...

Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, Dalkayaguna Ma Rahmana!! (Qayb. 2-aad)

Qaybtii 1-aad ee Maqaalkan waxaynu kaga hadalnay in SOOMAALIYA ay muddo ka badan 23 sano Beesha Caalamka iyo UN-taba u ahayd naas-irmaan oo aan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img