HomeMooshinka Saleeban iyo Silaanyo Waa bilowga Dagaal sokeeya oo Somaliland ka dhaca,

Mooshinka Saleeban iyo Silaanyo Waa bilowga Dagaal sokeeya oo Somaliland ka dhaca,

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ascwb

Waxa labadii cisho ee u danbeysay Madaxtooyada faashilka ahi wad waday mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Ciro oo xukumada silaanyo dabada ka riixayso. mooshinkaas oo la doonayo in xubnaha mooshin quutayaasha ah ee baralamanka ku jira ay doonayso in ay u soo wakiilato. waxana iska cad in arrinkan ay ka danbeeyan labada nin ee qabyaaladiistayaasha ah ee saleeban gal iyo Silaanyo oo doonaya in dalkan iyo dadka somaliland afduuban, Waxayna arrinkani horseedi doona kacdoon iyo dagaal sokeeya oo somaliland dib ugu celiya halkii ay ka soo hinqatay 20 sano ka hor. Waxana cad in aan Saleeban iyo Silaanyo oo qabyaaladi madax martay cadeysteen in sharciga ka talaabsadaan, laakiin waxay moogan yihiin in nin aanu xoog weynayn ee sharciga nin kasta gacantiisa ku qaadan doono haddii ay sharciga ka talaabsadaan oo nin kasta qorigiisa gurigiisa ku haysto oo aan oo aan qofna cid kale ku maquunin karin awood dawladeed. Haddii Saleeban iyo Silaanyo ku soo tashadeen in Ciro ay kursiga Baralamanka ka tuuran walaahi waad riyoonaysaan ee idinka ayaa xoog shacab iyo mid qoriba la idin kagaga tuuri doonaa kuraasida qaranka ee hab qabyaaladeed aad doonaysaan inaad ummada maskiinta ah ku boobtaan kuna dulmi daan.

Somaliland waxay maanta joogta markii runta loo sheegi lahaa labadan qabiilayste ee qarankii somaliland baabiyey ee doonaya in ay dagaal sokeeye somaliland ka ridaan ee duqoobay ee aan rajo ka lahayn adduun iyo aakhiro ee somaliland ku celiyey qabyaalada, boobka, qaraabo kiilka, iyo eexda aan geedna loogu soo gaban.

Ugu danbeyntii, Shacabka somaliland way arkayaan dulmiga iyo xaqdarada aad ku wada socdaan saleeban iyo silaanyo iyo qabyaaladooda qaawanba, waxayna sugayaan inta arrintan mooshinka ah la keenayo beri, waxaan ay diyaar u yihiin dhalinyaro, waayeel, dumar iyo aqoonyahanba in xoog idin ku soo galaan halka aad madaxtooyada ka dhigateen ee habeen iyo maalinba aad munaafaqada aad ku haysaan. Somalida ayaa tidhaa ilaahow waaga waraabe cunin, bal aynu eegno uurayste silaanyo iyo saleeban waxa ay ka dheefan dabka ay shideen, waxaana talo u soo jeedinaya qabiilka ay ka dhasheen ee habar jeclo in ay is cadeeyan in ay tageersan yihiin waxa ay gacamaha kula jiraan saleeban iyo silaanyo.

 

Hasan Jama

Hasanjama1@Outlook.Com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories