BRISTOL: Magacyada iyo Nooca Xukun lagu riday 14 Dhalinyaro Soomaali ah oo Kufsi-wadareed iyo Tacaddiyo ay geysteen lagu helay (DAAWO SAWIRRO)
Bristol (SLpost)- Afar iyo toban Dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Bristol ee dalka UK, ayaa maanta maxkamad loo soo taagay dambiyo ah inay...
Badhasaabkii hore ee Togdheer oo madaxweyne Siilaanyo Xusuusiyey ballan ay isku ogaayeen Xilligii Doorashadii 2010
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) oo ka mid ah Siyaasiyiin xilal ka soo qabtay xukuumadda Kulmiye oo maanta...
Madaxweyne Siilaanyo oo Dawladda Japan ka codsaday Taageero Toos loo siiyo Xukuumaddiisa iyo inay ku soo biiraan Sanduuqa Horumarinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Safiir ku xigeenka Dawladda Japan u fadhiya Kenya...
Bannaan-baxyo Rabshado wata oo ka dhacy 13 magaalo oo Maraykanka ah
BOSTON (SLpost)- Magaalooyinka waaweyn ee dalka Maraykanka, waxa shalay ka dhacay bannaan-baxyo rabshado wata oo ay dhigeen dadweyne ka cadhaysan Xukun ka soo baxay...
Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Masuuliyiin Xilal ka soo Qabtay Xukuumadda Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyey masuuliyiin xilal cul culus uga soo qabtay...
Hoggaanka iyo xubno ka tirsan Ururuka Dhalinyarada JIIDALI oo ciidamada Ammaanku caawa Xabsiga u taxaabeen
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa Xabsiga u taxaabay Xubbno ka tirsan Ururka lagu magacaabo Jiidali oo ah Urur dhallinyaro oo...
Madaxweyne Siilaanyo oo dhagax-dhigay Wejiga Labaad ee Dhismaha Waddada Laamiga ah ee Isku-xidha Hargeysa iyo Berbera (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta dhagax-dhigay wejiga labaad ee Waddada Laamiga ah ee Isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

