Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Fannaaniinta London oo Hees Cajiib ah ku ammaanay Hooyada Fanka iyo Fannaanka Soomaaliyeed

London (SLpost)- Fanaaniinta Cabdikhaaliq Siraad iyo Cabdisalaan Wajaale oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee Carriga Ingiriiska, ayaa Hees...

Xad-Gudubyada Iyo Xurmaynta Saxaafadda! – W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)

Markasta oo doorasho soo dhawaato ama ifafaalo guud oo dorashadu ay soo muuq baxaan waxay dhamaan xisbiyada mucaaradku ololeha ku galaan inay xurmayn iyo...

Burco: Munaasibad lagu Taageeray Murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar oo Shaaciyey inuu taagan yahay Doorashada Golaha Wakiillada

Burco (SLpost)- Munaasibad si heersare loo agaasimahay oo maanta ku qabsoontay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa lagu shaaciyey murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan...

Marwo Edna Aadan oo Madaxweyne Siilaanyo hortiisa ku soo bandhigtay Caddaalad-darro dul-hoganaysa hay’adaha Garsoorka dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Drs Edna Aadan Ismaaciil, ayaa munaasibad uu madaxweyne Siilaanyo goob-joog ka yahay ku soo qaadday sida...

Xukuumadda oo Golaha Wakiillada u gudbisay Odoros-miisaaniyadeedka 2015-ka oo Dhan $251 Milyan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale,  ayaa maanta hortagay golaha Wakiillada oo uu ka hor akhriyey Warbixin ku saabsan Odoroska...

Madaxweyne Siilaanyo oo Furay Bandhigii Ganacsi ee u horreeyey Somaliland oo Shirkadda Dahabshiil leedahay

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Baanka Ganacsiga Islaamiga ah ee Shirkadda Dahabshiil oo...

Maayarka Boorama oo dhagax-dhigay Dhisme Dabaq ah oo Dawladda Hoose Yeelanayso iyo Xarunta Keydka Taariikhda gobollada Galbeedka

Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Boorama Md Saleebaan Xasan Xaddi iyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Xasan Yuusuf Riiraash, ayaa si wada-jir...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img