“Anagu UCID Ahaan Waxaanu U Arkaynay Marka Hore-Ba In Xukuumadda Iyo Baarlamaanku Ay Is-Wateen” – Jamaal Cali Xuseen
“Golaha Wakiiladu Sharci-Daro Ayey Ku Fadhiyaan Afar Sano Iyo Dheeraad, Waxa Kale Oo Ka Daranba Iyagaa Isku Ansixiyey Wakiiladu Inay Markay Doorashadda Ka Degaan...
Farsamo-yaqaano u dhashay Somaliland oo ku Guulaystay inay sameeyaan Diyaarad Kuwa Qumaatiga u Kaca ah (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Farsamo-yaqaano u dhashay Somaliland, ayaa guulaystay inay samaynta Diyaarad nooceedu yahay kuwa Qumaatiga u kaca, taas oo lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa Hoos...
DAAWO Muuqaal Cajiib ah oo Muujinaya Sida loo Dhisay Intii ugu Adkayd Jidka DAWCAD oo Hargeysa ku xidhaya Xeebaha Galbeedka dalka (105KM)
Waa dariiqa ugu adag uguna hawsha Badan ee bulsho Somaliland ahi deegaankeeda ka hirgalinayso Hargeysa (SLpost)- Waddada Dawgacad oo too sugu xidhaysa caasimada Somaliland ee...
Bannaan-bax Rabshado Wata oo ka dhacay Boorama, Masuuliyiin hore iyo Tirada Dad la xidh-xidhay
Boorama (SLpost)- Boqollaal ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ka dib markii Ciidanka Ammaanka Somaliland Xabsiga u taxaabeen...
Boqorka Guud ee Beelaha Gabooye oo Xubin ka Noqday Guddi lagu Doortay Shir Caalami ah oo Qaramada Midoobay soo Qaban-qaabisay
“23-kaas Sano ee ay jirtay Somaliland Calankeeda lama hor dhigin Qaramada Midoobay, anigana waxa nasiib-wanaag ii ah inaan Hordhigo Calanka Somaliland” Hargeysa (SLpost)- Boqorka Guud...
Maamulka Kililka 5aad oo lagu eedeeyey inuu Dhaawacay Xidhiidhkii Ganacsi ee u dhexeeyay Somaliland & Itoobiya iyo Ganacsada Qaadka oo Hanjabay
Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha ka ganacada Qaadka Somaliland looga soo waarido dalka Itoobiya, ayaa ku hanjabay inay joojinayaan Jaadka ay ka soo iibsadaan Beeralayda dalkaas,...
Madaxweynaha oo Furay Bangigii Ganacsi ee u horreeyey ee Somaliland ka hirgala ee Dahabshiil Commercial Bank
Noocyada adeegyada uu fuliyo bangigan oo ku shaqaynaya nidaamka Islaamka iyo xaddiga dhaqaale ee uu maalgelin ku bixiyey muddo sannad ah + nuxurka hadalladii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

