Qodobbo Laga Soo Saaray Shirweyne Beesha Maxamed Daa’uud [Guuyoobe] ugu Qabsoomay Deegaanka Qoton-dabo
Qotan-dabo (SLpost)- Beesha Maxamed Daa’uud Oo Ka Mid Ah Beelaha Ciidagale, ayaa shirweyne muddo saddex maalmood ah socday shalay ugu soo gebo-gaboobay deegaanka...
Marwada Madaxweynaha iyo Wasiirro ka dhex-toosay gunaanadka Shir ay Qabsadeen Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolka Gabiley
Gabiley (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somalialnd, Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde oo ay weheliyaan Wasiirrada Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wershadaha Abiib...
Mashruuca Kaamka Waxbarashada Iyo Samafalka KUWAYT ee Maanta Xadhiga laga Jaray Maxay ku kala Duwanyihiin ka DJIBOUTI, Madaxweynuhu Ma Schoolkii Agoomaha ayuu Furayey Mise...
Waxa uu Maanta Xadhiga ka Jaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Mashruuc ay Dalka KUWAYT Ka hirgalisay Dalalka Somaliland iyo DJIBOUTI, kaasi oo...
Xaaladda Xabsiga Mandheera iyo Kormeerka Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland oo booqday
Mandheera (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay Xabsiga ugu weyn Somaliland...
“Qabaa’il is-boobaya ayeynu nahay oo aan waxba isku ogolayn oo aan waxba ku heshiis ahayn, Baylahdiina way badatay..” Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo la xidhiidha Xaaladda Guud ee Dalka Somaliland, waxana uu...
Madaxweyne Siilaanyo oo furay Xarunta Agoomaha Somaliland oo Dawladda Kuweyt Maal-gelisay
Hargeysa (SLost)- Madaxweynaha Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla...
Golaha Wakiillada oo Cod-aqlabiyad ah ku Ansixiyey Todobada Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Cusub, kuwaas oo xilka kala wareegi doona...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

