HomeBurco: Munaasibad lagu Taageeray Murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar oo Shaaciyey inuu...

Burco: Munaasibad lagu Taageeray Murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar oo Shaaciyey inuu taagan yahay Doorashada Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

maxamed slaeebaanBurco (SLpost)- Munaasibad si heersare loo agaasimahay oo maanta ku qabsoontay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa lagu shaaciyey murashaxnimada Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar oo u taagan inuu ka qayb-qaato Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee loo muddeeyey sannadkan badhtamaha sannadka dambe inay dalka ku qabsoonto.

Munaasibaddan oo maanta ku qabsoontay magaalada Burco isla markaana ay ka qayb-galeen Madax-dhaqameed, Wax-garad, Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo Haween, ayaa Beesha uu ka soo jeedo Murashax Maxamed Saleebaan waxa ay kalsoonidooda ku siiyeen inuu noqdo Murashaxa kaliya ee beesha u metelaya isla markaana uga qayb-qaadanaya Doorashada Golaha Wakiillada, gaar ahaan u metelaya gobolka Togdheer.

Maxamed Saleebaan Cumar oo ah Suxufi ka tirsan Bahda Warbaahinta Somaliland isla markaana ah Aqoonyahan da’yr oo dhowaan soo dhammaystay Waxbarasho Heer Jaamacadeed MASTERS DEGREE ah oo uu dalka dibaddiisa ku soo qaatay, ayaa hadal uu ka jeediyey munaasibadda lagu taageeray murashaxnimadiisa ku sheegay inaanay taageeradiisu ku koobnayn deegaannada gobolka Togdheer, balse laga taageersan yahay isla markaana uu cod ka haysto gobollada kale ee dalka.

HALKAN KA DAAWO XAFLADDA LAGU SHAACIYEY MUNAASIBADDA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories