HomeUjeeddada Siminaar loo qabanayo Madaxweynayaasha Siddeed Is-maamul goboleed oo ka tirsan dalka...

Ujeeddada Siminaar loo qabanayo Madaxweynayaasha Siddeed Is-maamul goboleed oo ka tirsan dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

abdi_mohamad_omarWefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud Cumar oo ay xubno ka yihiin Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo masuuliyiin kala duwan, ayaa shalay galab u ambabaxay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb-galayaan Aqoon-korodhi ku saabsan nidaamka doorashooyinka Dimuquraadiga ah

Sida lagu baahiyey warbaahinta DDSI, dawladda Federaalka Itoobiya ayaa magaalada Adhama ee deegaanka Oromiya ku qabanaysa Kulan-hawleed socon doona muddo 3 maalmood oo madax ka socota xafiiska xisbiga EPRDF ee haya talada dalka Itoobiya ku bixin doonaan casharo ku saabsan sidii doorashooyinka la filayo inay sannadka soo socda gudihiisa ka dhacaan guud ahaan dalka Itoobiya ugu qabsoomi lahaayeen nidaam dimuqraaddi ah.

Kulan-hawleedkaas oo la sheegay inay ka qeyb-geli doonaan Siddeed Madaxweyne dawlad-deegaan, wasiirada heer Federaal ee Dawladda Itoobiya iyo madax kale oo gaadhaysa ilaa 1,200 oo ka kala socda deegaamada kala duwan ee Itoobiya, ayaa la sheegay in DDSI iyo xisbigooda xubnahii ay u xusheen inay uga qeybgelaan tababarkaa qeyb ka ahaayeen wefdiga Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamed ku wehelinayey safarkiisa shalay.

Guud ahaan dalka Itoobiya oo la filayo in doorashooyinka heer Federaal, Dawlad-deegaan ilaa degmooyin ka dhacaan badhtamaha sannadka soo socda, ayaa ujeedada kulan-hawleedkaas lagu sheegay mid ay ugu diyaar-garoobayaan hirgelinta doorasho si nidaam Dimuqraaddi ah uga qabsoonta dalka Itoobiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories