HomeMadaxda Qaranka oo Madaxweynaha ka tacsiyeeyay Geerida Walaalkii Marxuum Jamaac Maxamed Maxamuud

Madaxda Qaranka oo Madaxweynaha ka tacsiyeeyay Geerida Walaalkii Marxuum Jamaac Maxamed Maxamuud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEYSA (SLpost)- Madaxda Qaranka Somaliland oo isugu jira masuuliyiinta Goleyaasha Guurtida, Wakiillada, Xukuumadda iyo hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadda, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka taciyeeyey Geerida ku timi Walaal Jaamac Maxamed Maxamuud (Jaamac-bureeqo) oo ku geeriyooday laguna aasay magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska.

Madaxda Goleyaasha Qaranka iyo Axsaabta Siyaasadda waxa ay Marxuumka Eebbe uga baryeen Naxariistii Janno inu ka Waraabiyo, dhammaan ehelkii, qaraabadii, qoyskii, Shacabka reer Somaliland, gaar ahaan Qoyska Reer Maxamed Maxamuud ee madaxweynuhu ugu horreeyana Geeridiisa Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Masuuliyiinta Qaranka ee Tacsi u diraya Madaxweynaha, ayaa kala ah sidan hoos ku qoran:

“Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Adan (Saleebaan-nuur) iyo Shirgudoonka Golahaas, Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) anha Gudoomiyaha Xisbiga WADANNI, iyo Ghirgudoonka Golaha Wakiiladda, Gudoomiyah Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo gudoomiye-xigeenada xisbiga Kulmiye, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo gudoomiye-xigeenada Xisbiga Ucid.

Wasiirka Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Arrimaha Dibedda Md. Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancade, Wasiirka Hawlaha Guud Md. Cabdirasaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Duulista Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed, Wasiirka kaluumaysiga Md. Cali Jaamac Buureed, Wasiirka Cadaaladda, Md. Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Warshadaha Md. Abiib Diiriye Nuur, Wasiirka Ganacsiga Md. Muuse Qaasim.

Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed, Wasiirka Biyaha, Md. Xuseen Axmed Cabdulle, Wasiirka Warfaafinta, Cabdillahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka Ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal, Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha, Md. Cali Xaamud Jibriil, Wasiirka Dib-u-Dejinta Md. Axmed Cabdi kaahin, Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Gaashaandhiga Md. Axmed X.Cali Cadami, Wasiirka Boosaha, Md. Maxamed Jaamac Abgaal, Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Adan, Wasiirka Deegaanka Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, Wasiir-xigeenka kaluumaysiga Md. Cabdikariim Maxamed Mooge,

Taliyaha Ciidanka Socdaalka G/sare Maxamed Cali Yuusuf (Inna-cambaro), Taliyaha Sirdoonka Qaranka Jaamac Maxamed Bootaan, Chief Caaqil Ibraahim Sheybe Maxamed, Maareeyaha Dekedda Eng. Cali Maxamed Cumar (Cali-xoor-xoor), maareeye-xigeenka dekedda Cumar Abokor Jaamac.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories