HomeWeftigii ugu miisaanka Cuslaa ee Dawladda Ethiopia ka socda oo Hargeysa soo...

Weftigii ugu miisaanka Cuslaa ee Dawladda Ethiopia ka socda oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ujeeddada socdaalkooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wefti culus oo ka Kooban Wasiiro iyo Madax sare oo ka Socda Dawlada Itoobiya ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa, waxaana gegida diyaaradaha ee Egal International Airport ku qaabilay Wasiirka Arrimaha dibada, Madaxtooyada, Maaliyadda, Duulista iyo Hawada, Ganacsiga Somaliland.

Weftiga dawladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Kooban Wasiirka Maaliyadda ee dawlada Itoobiya Sufyaan Axmed, waxa Xubno ka ah Wasiirka Gaadiidka Cirka, Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada ee Itoobiya, Agaasimayaal iyo Saraakiil kale, waxa ay noqonayaan weftigii ugu miisaanka Cuslaa ee Somaliland socdaal shaqo ku yimaadda.

weftigaWasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Maaliyadda Ethiopia Sufyaan Axmed, ayaa si wada-jir ah warbaahinta ugu faahfaahiyey ujeeddada safarkooda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Weftigan ay Xukuumada Somaliland ka wada hadli doonaan arrimo badan oo ay ka mid yihiin adeegsiga Dekeda Berbera, Adeegsiga Laydhka iyo samaynta jidka Tareenka oo Mustaqbalka isku xidhaya labada waddan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories