HomeSoo saarida khayraadka dalka sida macdanta iyo shidaalku waa tiir muhiim u...

Soo saarida khayraadka dalka sida macdanta iyo shidaalku waa tiir muhiim u ah dhaqaalaha dadka iyo dalka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

KIMWaxaaa hubaal ah in uu ilaahay ku manaystay Somaliland khayraad kala gadisan sida xoolaha oo manta wakhtiga xajka malaayiin neef oo adhiyo iyo keel iskugu jira ay ka dhoofeen dekada caalamiga ah ee berbera taasoo kaalinta ugu muhiimsan uu ka qaatay sheikh saleebaan siciid al jaabiri oo ah mudiirka guud ee shirkada aljaabiri company oo ah shirkadii ugu horaysay ee boqortooyada sucuudiga oo kaalin wayn oo taariikhiya ka qaadatay qodobada hoos ku qoran

  • Qaadistii xayiraada xoolaha Somaliland saarnaa mudo 9sano ah
  • Dhismaha maxjarka caalamiga ah oo noqday biriijka isku xidha geeska Africa iyo sucuudiga

Khayraadka dalkeena

Khayraadka dabeeciga ah sida macdanta iyo shidaalka oo aduunku aaminsanyahay in aanu leenahay xadi aad ubadan oo marka aanu soo saarno wax wayn kabadalaaya dhaqaalaha dalka iyo dadkaba oo abuuri doona jawi aanu u eekaano dawlada khaliijka oo yaguba soomaray marxaladan oo kale .

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland markuu dhagaysay warbixinta wasaarada shaqada ku leh wuxuu soo saaray xeer lagu abuuraayo ciidanka ilaalinta khayraadka dalka soo saaridiisa , taas oo hoos imanaaya ama ka mid noqonaaya laamaha bilayska Somaliland yagu masuul ka noqondoona sida ciidanka bilaysku uleeyahay laama kala duwan oo mid walba ay leedahay shaqo gooniya .

Sida uu cadeeyay wasiirka arimaha guduhu ciidankaasi oo qaab dhismeedkiisu yahay mi waafaqsan ciidanka soomaliland oo uu kamidyahay waxaa muhiim ah oo lagama maarmaan ah in loo tababaro xirfadaas si ay ugutaa ilaalinta shirkada ajaanibka ah ee baadhaaya khayraadka dalka ku duugan

Soo saarida shidaalka waana mugdi ku jirin in uu wax wayn kabadali doono horumarka dalka , taa tusaale kuugu filanyahay heerka dhaqaale ee dawlada xaliijku ahaayeen kohor inta ayna shidaalka dalkooga lasoo bixin iyo heerka dhaqaale ee uu gaadhsiiiyay shidaalka ay lasoo baxeen

Sidaa awgeed waxaan ubaahanay si aan uga faaiidasyano waxa khayraad ah ee dalkeena ku duugan in aan gacan ka gaysano shacabka iyo xukuumaduba sidaasoo kale golayaasha qaranka iyo axsaabtaba iyaga oo isku duuban in meel uga soowada jeesano horumarka dalka oo aan ka ilaalino wax kasta oo turxaan ah dib udhac keenahay.

Xasan Suudi Xirsi

Siyaasi madax bannaan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories