HomeJamaal Cali Xuseen oo saluug ka muujiyey Jawaabta Madaxweynuhu ka bixiyey Tabashooyinka...

Jamaal Cali Xuseen oo saluug ka muujiyey Jawaabta Madaxweynuhu ka bixiyey Tabashooyinka Madaxda Dhaqanka Awdal ka tirsanayaan Xukuumaddiisa

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay tabashooyinka Madax-dhaqameedka gobollada Awdal iyo Selal u gudbiyeen madaxweynaha iyo jawaabta uu madaxweyne Siilaanyo kaga dareen-celiyey wax-ka-qabasashada tabashada xukuumaddiisa laga tirsaday.

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa todobaadkan magacaabay guddi Wasiirro ah oo uu u wakiishay daraasadaynta tabashooyinka Beesha gobolka Awdal oo saluugsan saami-qaybsiga ay ku leeyihiin xilalka hay’adaha dawladda.

jamaalAqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxa kale oo uu ka hadlay nidaamka xukuumaddu u qorshaysay inay u maamusho diiwaangelinta Madaniga ah iyo codbixiyeyaasha oo axsaabta mucaaradku shaki weyn ka muujiyeen inay u qabsoomaan sidii lagu heshiiyey.

Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID, waxa uu qodobbadan iyo Arrimo kale oo xaasaasi ahba kaga hadlay Mar uu maanta warbaahinta kula hadlayey Xafiiska Guud ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO

SOMALILANDPOST.NET/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories