Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Ujeeddada Kulan Madaxweynaha Somaliland la yeeshay Badhasaabbada gobollada iyo Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Guddoomiyeyaasha Gobollada Somaliland iyo Maayarrada Magaalo-madaxyada Gobolada Dalka. Kulanka Madaxweynuhu la...

Maxaad ka taqaanaa Taariikh nololeedka iyo Haybta Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda Al-Shabaab ABU CUBAYD?

Hoggaamiyaha cusub ee shalay loo magacaabay Ururka Alshabab Axmed Cumar (Abu cubeyd) waxa uu ku dhashay magaalada Qalaafe oo dhulka is maamulka Soomalida Ethiopia...

SOMALILAND: Dagaalka Diiwaangelinta ee Xukuumadda iyo Mucaaradka, Dareenka Dhinacyada iyo Dayaanka Maalmaha Socda

Didmada Mucaaridka ee Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah, Doodda Xukuumadda iyo Daliilka Garyaqaanka Guud Hargeysa (SLpost)- Dagaal Siyaasadeed oo u dhexeeya Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID...

Daawo Warbixin Telefishanka Aljazeera ka diyaariyey Dilka Amiirkii Xarakada Al-Shabaab iyo Saamaynta ay ku yeelan karto hoggaanka Ururkaas

Doha (SLpost)- Telefishanka Al-Jazeera ee xaruntiisu tahay magaalada Doha ee dalka Qadar, ayaa warbixin ka diyaariyey Dilka Hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo habeenkii...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Idaacad Sharci-darro ah laga dhegayso Gudaha Hargeysa oo ay ku fashilantay gacan-ku-dhigisteeda

Hargeys (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay Idaacad FM ah oo muddooyinkii u dambeeyey laga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img