Milatariga Al-Qasam oo Gacanka ku dhigay Sarkaalkii labaad ee Ciidamada Israel, Laba Kalena ka Dilay iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Shacabka Falastiin
Cairo (SLpost)- Ciidamada Israa’iil ayaa shalay gelinkii dambe dib u bilaabay duqeynta magaalada Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta, ka dib markii askari ka tirsan ciidamada...
Khatarta Cudurka Ebola oo laga Cabsi qabo inuu Soomaaliya u soo Maro Ciidamada AMISOM
Muqdisho (SLpost)- Ciidamada AMISOM ee hawl-galka nabad-ilaalineed ku jooga Soomaaliya oo qaarkood ka socdeen waddamada Galbeedka Qaaradda Afrika, ayaa la cabsi qabaa inay dalkaasi...
Call for Action- Restoring SONSAF to its Noble Cause – By SOLJA
Despite the legacy left by the thirty years (30yrs) of Siyad Barre’s dictatorial and despotic regime, restoring the rights of freedom of media and...
Dagaalka Gaza oo Khasaarihii ugu badnaa Gaadhsiiyey dhaqaalaha Israel, Wershayleyda iyo Beeralayda oo mag-dhow dalbaday iyo Jaah-wareerka taagan
London (SLpost)- Waxa goobihii ay ka shaqaynayeen ee gobollada badhtamaha dalka Israel dib ugu laabtay 30% shaqaaliihii ka hawl-galayey Wershadaha dawladda iyo kuwa shirkadaha...
Wasiirka Xanaanada Xooluhu Hadduu Talaalay Lo’deeni Iyo Tii Jaarkaba, Maxaa Keenay In Laba Markab Oo Lo’ Ah La Inagu Soo Celiyo? W/Q: Dr. Jamaal...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi awDaahir isaga oo ka hadlaya waxqabadkii wasaaradda xanaanada xoolaha ee sanadkii hore 2013, ayaa wasiirrku wuxuu sheegay...
Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo waxay ku dhiirratay Arrimo ay Xukuumadihii ka horreeyey ku-dhici-waayeen! (Qayb. 2-aad)
Sida aad ka dhadhansan karto Cinwaanka Maqaalkaygan, waxaan si buuxda u aaminsanahay in Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo ay ku dhiirratay arrimo iyo tallaabooyin badan...
“Horena ugamaan baqan, haddana ka baqan maayo, laakiin wada shaqaynbaa naga dhaxaysa Xukuumadda…muddo-kordhin….” – Cabdiraxmaan Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay dhaliilo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

