Nuxurka waxyaabaha lagaga Hadlay Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhexmaray Wefti ka socda IGAD iyo Baarlamaanka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Urur-goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ururkaas u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey, ayaa maanta kulan albaabadu...
Mashaariicda lagu fulinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo si Rasmi ah loo Daah-furay iyo Meelaha Ugu badan ee Xoogga lagu Saarayo
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku qabsoontay munaasibad lagu daah-furay mashaariic loo qoondeeyey in lagu fuliyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo dhaqaalihiisa ay bixiyaan...
Urur-goboleedka IGAD oo Xukuumadda Somaliland Kala-hadlay Qabsoomidda Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka
Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Urur-goboleedka IGAD, ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxaanay kulamo aan saxaafadda loo oggolayn inay goob-joog ka...
Isbeddel Saamayn abuuray oo ku yimi Suuqyadii Shidaalku uga iman jiray Somaliland, Go’aanka Xukuumadda iyo Doodda Shirkadaha Ka Ganacsada
Hargeysa (SLpost)- Qiimaha Shidaalka gaar ahaan Baatroolka oo ay isticmaalaan gaadiidka ugu badan ee dalka ka shaqeeya, ayaa todobaadyadii u dambeeyey waxa ku yimi...
Qurbejoogga Beesha Gobolka Saaxil oo markii ugu horeysay Mawqif Mideysan iska taagtay Khatarta ay bulshada ku hayso Wershadda Hargaha iyo Saamaha ee Dacar-budhuq
Berbera (SLpost)- Guddi ka kooban Qurbejoogga Beelaha Ciise Muuse, ayaa shaaca ka qaaday natiijada uga soo baxday cilmi-baadhis iyo daraasado lagu sameeyey khatarta ay...
Israa’iil oo burburisay Masaajidka iyo Jaamacadda ugu weyn Gaza iyo Boqorka Sucuudiga oo markii u horeysay ka hadlay Xasuuqa lagu hayo Shacabka Falastiin
CAIRO (SLpost)- Diyaaradaha Dagaalka ee Israa’iil, ayaa shalay duqeyntooda la bar-tilmaameedsaday Jaamacad lagu Barto culuumka Islaamka iyo mid ka mid ah masaajiddada ugu waaweyn...
Dareenka Dhalinyaro Rag iyo dumar isugu jira oo dalkoodii ay Naceen iyagoo Jecel ku soo laabtay
“Dhalinyarada reer Somaliland waxaan u sheegaynaa inaanay dalkooda ka tegin oo aanay naftooda ku haligin dariiqaas dhibta badan. Annagu intii aanu dhexda ku sii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

