HomeMashaariicda lagu fulinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo si Rasmi ah loo Daah-furay...

Mashaariicda lagu fulinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo si Rasmi ah loo Daah-furay iyo Meelaha Ugu badan ee Xoogga lagu Saarayo

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku qabsoontay munaasibad lagu daah-furay mashaariic loo qoondeeyey in lagu fuliyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo dhaqaalihiisa ay bixiyaan waddamo ka tirsan Midowga Yurub, kaas oo maamulkiisa ay gacanta ku hayso Xukuumadda Somaliland.

Sanduuqa Horumarinta Somaliland (Somaliland Development Fund) oo la aasaasay sannadkii 2013-dii, waxa maamulkiisa gacanta ku haya Xukuumadda Somaliland, waxaana loogu talo-galay in lagu dhaqaalihiisa inta ugu badan lagu kobciyo ilaha wax-soo-saarka dalka, iyada oo hay’adaha dawladda ee xaddiga ugu badan mashaariicda lagu bixin doono ay ka mid yihiin kuwooda wax-soo-saarka qaabilsan ee Wasaaradaha Beeraha, Xannaannada Xoolaha, Horumarinta reer Miyiga & Deegaanka iyo dhinaca maamulka gobollada iyo degmooyinka dalka.

Kulan lagu daah-furay mashaariicda lagu fulin doonoa dhaqaalaha sanduuqa ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo maanta ku qabsoomay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, , ayaa waxa ka qayb-galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Badhasaabbada Gobollada Dalka, Deeq-bixiyeyaasha Caalamiga ah iyo Ururrada Waddaniga ah ee ka dhaqeeya dhinaca Horumarinta.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories