HomeNuxurka waxyaabaha lagaga Hadlay Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhexmaray Wefti...

Nuxurka waxyaabaha lagaga Hadlay Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhexmaray Wefti ka socda IGAD iyo Baarlamaanka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Urur-goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ururkaas u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la qaatay labada shir-guddoon ee baarlamaanka Somaliland.

Weftiga ka socda IGAD oo shalay booqasho ku yimi dalka, waxa ay hore kulamo sidan oo kale ah ula qaateen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Dibadda iyo Caafimaadka, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo khuseeya dhinaca doorashooyinka la filayo inay dalka ka qabsoonto sannadka dambe iyo shir lagaga hadlayo arrimaha caafimaadka oo Somaliland lagu marti-qaaday.

Kulanka albaabadu u xidhnaayeen ee maanta dhex-maray IGAD iyo shir-guddoonnada Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida oo waxyaabaha ay kaga wada-hadleen aan si rasmi ah loo ogeyn, ayaa haddana labada dhinac oo saxaafadda la hadlay kulankooda ka dib, waxa ay sheegeen in ujeeddada kulankoodu ku saabsanaa arrimo khuseeya dhinacyada doorashooyinka iyo sii-xoojinta wada-shaqaynta u dhaxaysa Somaliland iyo urur-goboleedka IGAD.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories