Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

DAWGA-CAD: Qurba-joog Indhahooda Ku Arkay Buuraley loo Beddelay Jid Laami ah, Dareenka ay ka celiyeen iyo Baaq ay jeediyeen

Hargeysa (SLpost)- Guddida dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa Khamiistii doraad goobta dhismaha jidkaasi ka socdo iyo heerka uu marayo ku soo...

Republic of Somaliland protests moves by Somalia to encroach on maritime boundaries

Hargeisa (SLpost)- The Republic of Somaliland has lodged a formal protest with the UN Secretary-General against Somalia’s recent declaration of an Exclusive Economic Zone,...

Wasiir Samaale oo Sharraxaad ka bixiyey Qaabkii uu ku Aqbalay inuu Muuse Biixi uga tanaasulo Guddoomiyenimada Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aan uu liqi kari waayey oo madaxweyne Siilaanyo ugu...

Muuse Biixi oo qiray in Wasiirro Xukuumadda ka tirsani kaga Adkaadeen loolankii Siyaasadeed ee Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa daboolka ka qaaday inuu ku fashilmay isla markaana lagaga guulaystay loollan siyaasadeed oo u dhexeeyey...

SOMALILAND: Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo Mar kale Heshiiyey!! (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta kulan laab-xaadhasho ah qasriga Madaxtooyada ku dhex-maray Garabyada xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo u kala qaybsan Hoggaanka Xisbiga...

Muhiimadda iyo Caqabadaha Is-barkan ee ay Muwaaddiniinta Somaliland kala kulmi doonaan Diiwaangelinta Madaniga ah

Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday Caqabado iyo Faa’iidooyin is-barkan oo ay Muwaaddiniintu kala kulmi doonaan diiwaangelinta Madaniga ah iyo qaadashada Kaadhka Aqoonsiga Somaliland-nimada...

Maareeyihii Wargeyska Ogaal oo maanta si Heer Qaran ah loogu Aasay Hargeysa iyo weedhaha laga yidhi Shakhsiyaddii Marxuumka (SAWIRRO+COD)

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa Maareeyihii Wargeyska Madaxa bannaan ee Ogaal, Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img