“Khilaafka Xisbiga KULMIYE waxa uu ku qurux badnaa in lagu eekaysiiyo heer Xisbi oo aan laga dhigin Khilaaf qaran oo ay umadda oo dhami...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedkii Doorashada goleyaasha Deegaanka ku hadhay ee XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa xukuumadda iyo hoggaanka Xisbiga Kulmiye ugu baaqay in...
Tirada Tahriibayaal Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo Dooni kula degtay Xeebaha Yemen
Sanca (SLpost)- Ugu yaraan 50 qof oo Tahriibayaal ah oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan, ayaa lagu soo warramayaa inay geeriyoodeen, ka dib markii...
Wasiirkii hore ee Ganacsiga oo sheegay in Khilaafka Kulmiye ka Mug-weyn yahay Loolanka Murashaxnimada Siilaanyo iyo Muuse Biixi, Farta-na ku fiiqay Meeshay Sartu ka...
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaadda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay loollanka murashaxnimada ee ay shaaciyeen Madaxweyne Siilaanyo...
Madaxweynaha oo xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Xidhiidhka Goleyaasha iyo Cilmi-baadhista iyo Sabaha loo daliishaday Erigiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiyadda Md Aadan Axmed Warsame. War-saxaafadeed...
Markale Iyo Falanqaynta 26-Ka Wasiir Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (24) – Cabdilaahi Maxamed Maxamed Daahir (Cukuse)
Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka: Waa dhowr iyo konton jir ku abtirsada caasimadda Hargeysa oo badhtamihii sannadkii hore gaadhay...
Tobanka Dil ee Adduunka Ugu Caansan – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Alexander Litvinenko: wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa hayada sirdoonka Ruushka ee KCB, balse si hoose ugu biiray hayada Sirdoonk ingiriiska ee MI6...
Hanka Muj. Muuse Biixi, la wareegii Hoggaanka Xisbiga iyo kala Hayaanka Kulmiye!! – W/Q: Eng Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr
Muran iyo is-maandhaaf ka dhex aloosma Xisbiyada Siyaasadda dalka JSL dhexdooda (ha noqdo Xisbul Xaakim ama Mucaaride) maaha wax ku cusub Ummadda Jam. Somaliland....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

