Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Badheedhihii Wasiir Xagla-toosiye, Bogaadintii Shacabka, Buufintii Bar-kuma-taalka Cali Khaliif iyo Balleysinkii Wax-garadka Buuhoodle

Buuhoodle (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo dhaq-dhaqaaqyada colaadeed ka abaabulaya gobollada Bari ee...

Hambalyo M/weyne, Xukuumaddaadu Waxay ka Dhabaysay Wixii ay Ummadda U Ballan-qaaday

Madaxweynaha Jam. Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Xukuumaddiisaba waxaan si kal iyo lab ah ugu soo hambalyeynayaa dhamaystirka Waddada isku xidha Wajaale...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle oo uu ka furay mashaariic Xukuumaddu ugu talo-gashay adeegyada bulshada

Buuhoodle (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed-kaar (Xagla-toosiye) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle,...

Khasaaraha ka dhashay Booyad Shidaal oo ku Qaraxday meel u dhow Xarunta Ciidamada Sirdoonka ee magaalada Hargeysa (CODKA + SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Inta la ogyahay Hal Qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena way ku dhaawacmeen Qarax ka dhashay Booyad Shidaal ah oo maraysay meel...

“Shaki kuma jirro in xukuumaddani taariikhda ku gali doonto xagga xoriyatul-qawlka tii ugu cadaw-sanayd ee dalkan soo marta” Yuusuf Cabdi Gaboobe

Hargeysa (SOLPOST) Markasta oon arko muuqaalkan quruxda badan oo kale ee aynu hadda ku fadhino waxaan xasuustaa galabtii u danbaysay ee aynu halkaa buurta...

HARGEYSA: Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Xarunta Ganacsi ee KAAH

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Ganacsi ee KAAH oo ku taala Bariga magaalada Hargeysa, ayaa maanta ku shuf-beeshay dab ka kacay Kaalin-Shidaal oo ku taala xaruntaas,...

Meherkii I Cajab-geliyey! – Qalinkii Mustafe-Jannaale

Way igu cusbayd, waan jeclaysanayey goobta oo waan ku niyadsama,waayo waxa maskaxdayda ku soo noq-noqonayey Alla ka Cabsi xad-dhaafa, Waxay ahayd arrin ku cusub...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img