HomeBoqortooyada Sucuudiga oo Dalkeeda ka Mamnuucday Isticmaalka Sharaabka Firfircoonida Keena (ENERGY)

Boqortooyada Sucuudiga oo Dalkeeda ka Mamnuucday Isticmaalka Sharaabka Firfircoonida Keena (ENERGY)

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Riyad (SLpost)- Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta soo saaray sharci gebi ahaanba dalkaas lagaga mamnuucay iibinta iyo isticmaalka sharaabka firfircoonida keena (Energy), isla markaana aan lagu qaban karin wax xayeysiiskiisa ku saabsan.

Sida ay qoray jariiradda Alarabia oo soo xiganaysa Wakaaladda wararka ee Sucuudiga, tallaabadan ayaa la sheegay inay ka dambeysay ka dib markii Wasaarada Arrimaha Gudaha dalkaasi warbixin ka hadlaysa ‘halis uu keeno isticmaalka sharaabkaasi ku soo badhigay kulan ay maanta golaha wasiirrada dalkaasi ku yeesheen magaalada Riyadh.

energy_drinks_redbullGolaha wasiirada Sacuudiga ayaa ka dib go’aamiyey qodobo ay ka mid yihiin mamnuucida xayeysiiska sharaabka Firfircoonida ku abuura Jidka (Energy) in lagu iibiyo hudheelada cuntada, goobaha waxbarashada iyo caafimaadka.

Shirkadaha sameeya iyo kuwa ka ganacsada Sharaabkan, ayaa la faray inay ku qoraan daasadaha sharaabkan digniin sheegaysa in isticmaalkiisu uu halis yahay.

Dalka Maraykanka ayaa sidan oo kale Sharaabka noocan ah looga aqoonsaday mid waxyeello u geysta qofka Isticmaala ka dib markii gabadh da’deedu toban-jirka ka yar tahay si lama filaan u geeriyooday , iyada oo la sheegay in sharaabka Eenergy-gu oo ay isticmaashay uu sabab u ahaa geerideeda.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories