HomeMaxkamadda Ciidanka Somaliland oo Xabsi Madaxaa Ha Kufurto Kuriday Taliyihii hore ...

Maxkamadda Ciidanka Somaliland oo Xabsi Madaxaa Ha Kufurto Kuriday Taliyihii hore ee Saldhigga Booliska Daloodho

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLPOST):- Maxkamadda Sare ee Ciidammada Somaliland, ayaa maanta Xabsi Madaxaa haku furto ah (Xabsi-daa’im) ku xukuntay Taliyihii hore ee Saldhigga Booliska Daloodho ee magaalada Hargeysa Maxamed Aw Cabdi Jaamac, ka dib markii Maxkamaddu sheegtay inuu ku caddaaday dil uu geystay.

Maxkamadda ciidamada

Qoraal ka soo baxay Maxkadda Sare ee Ciidammada ayaa lagu sheegay inuu ku caddaaday Dembi ah Dil uu kula kacay Marxuum Cabdiraxmaan Cawil Xasan Xuseen 16 jir ahaa. Qoraalka War-Saxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qaranka Somaliland Xasan Aadan Sugulle, waxa uu u dhignaa sidan:-

“Maxkamada Ciidanka Qaranku waxay soo saartay Xukunkan Maanta oo Taariikhdu tahay 03/02/2014, kaasoo Xabsi Daa’im lagu xukumay Gacan-ku-dhiigle Maxamed Aw Cabdi Jaamac oo hore u ahaa Taliyihii Saldhigga Daloodho, oo dilay Marxuum Cabdiraxmaan.

Cawil Xasan Xuseen oo 16 jir ahaa Magaca Hooyadiina la yidhaahdo Kawsar Good Iimaan markii taariikhdu ahayd 31/8/2012.” Sidaa ayaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Maxkamadda sare ee Ciidammada Somaliland ee Warbaahinta la soo gaadhsiiyey.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories