Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Wasaaradda Maaliyadda oo Digniin u jeedisay Ganacsato Cashuur-diid lagu eedeeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Maaliyada Somaliland, ayaa sheegtay in ay tallaabo adag ka qaadeyso Ganacsato badeecadaha ay dalka keenan sifo sharci-darro ah ku soo galiya,...

Hargeysa: 452 Dhalinyaro Jaamiciyiin Ah Oo Tartan U Galay 37 Boos

Hargeysa (SLPOST) – Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, Nuux Sheekh Muuse Ducaale, ayaa tafaasiil ka bixiyay ardaydii soo codsatay shaqooyin ka banaanaa wasaaradda arrimaha...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo soo saartay Wareegto Dhaqan-galinaysa Xeer Madaxweyne Siilaanyo ku joojiyey Iibka Dhulka Hantida Guud

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif, ayaa digreeto uu maanta soo saaray  ku mamnuucay qorsheynta iyo bixinta...

Australia oo $10 milyan ugu deeqday Soomaaliya

Australia(SLPOST)Dowladda Australia ayaa maanta oo isniin ku dhawaaqday in Soomaaliya ay ugu deeqday lacag gaaraysa $10-milyan oo doolarka maraykanka. Wasiirka arrimaha dibadda ee Australia Julie...

Deegaanka Lughaya Oo Ayax Ba,anni Ku Habsadey iyo Masuuliyiinta Deegaanka Baaq U Diray Xukuumadda

Lughaya(SLPOST) Sida uu sheegay guddoomiyaha degmada Lughaya Cabdilaahi Cali Aw Nuur oo saxaafadda la Ayaxan oo raxan raxan u wada socda, ayaa dhul daaqsimeed...

Sida aynu ugu Xidhanahay Teknoolajiyadda (Technology)! – W/Q: Cabdifataax Maxamed

Werwer badanaa qofka aan Heysanin Mobile,Naxdin intee leeg Ayaase ku dhacdey qofka Mobilekiisii meel ku ilaawey,laga xadey ama uu ka lumey.Horumarka qof gaadho waxa...

Dad Tahriib ah Ayaa Ku Dhintey Xeebaha Yemen

Yamen(SLPOST)War ka soo baxay masuuliyiinta dalka Yemen ayaa shaaca ka qaadaya ugu yaraan 40 qof oo tahriib ah in ay ku dhinteen xeebaha Yemen,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img