HomeDiyaaradda Malaysia Airlines oo maalintii afaraad la Dey Deyayo

Diyaaradda Malaysia Airlines oo maalintii afaraad la Dey Deyayo

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Malaysia(SLPOST)Waxaa maalinta labaad galay baadi-goobka mid kamid ah diyaaraddaha Shirkadda Malaysia airlines oo si kedis ah loo waayey.

73493888_6bd7e306-a9fa-4f2a-96b4-27bac8ebdf67-400x225

Masuuliyinta Dowladda Malaysia ayaa maanta oo talaado ah sheegay in ay balaariyeen raadinta diyaaradda isla markaana la baarayo Xeebaha Galbeed ee Malaysia.

Waxaa iminka diyaaradda baadi-goobaya 40- diyaaraddo isku jira kuwa qumaatiga u kaca iyo 34-maraakiib dagaal, waxaana iska kaashanaaya raadinta diyaaradda sagaal wadan oo uu ku jiro Mareykanka.

Qoysaska dadka saaran diyaaradda ayaa niyad-jab ka muujiyey baaritaanka dheeraaday, waxaana ay ugu yeereen Shirkadda in ay siiso war cad. Qoysaska ayaa loo sheegay in ay u diyaar garoobaan wax walba oo la xiriira masiibo.

Dowladda China ayaa iyaduna dhaleeceysay gaabiska baaritaan ee Malaysia, iyadoo dadka u badan ee saaran diyaaradda u badan yihin reer China oo 154-qof.

Warar soo baxayay Isniinta ayaa sheegaayay in surtagal tahay in la afduubtay diyaaradda kadib markii la ogaaday in diyaaraddu ay raaceen labo qof oo watay baasbooro Talyaani iyo Austria oo ay soo xadeen, balse khuburrada duulimaadyada iyo Sirdoonka ayaa arrintaas si cad u muujiyeen in surtagal aysan ahayn.

Sidoo kale kooxaha ku mashquulsan baaritaanka ayaa sheegay in surtagal tahay diyaaradda in ay ka weecatay jihada ay ku socotay.

Xeebaha Koonfur ee Shiinaha ayaa baaritaan dheer laga sameeyay, balse wax haraa diyaaradeed laguma arag, waxaana kaluumaysatada aaga lagu wargeliyey in ay soo sheegaan wax walba ay arkaan.

Diyaaraddaan ayaa noqotay mid si weyn looga hadal hayo caalamka, waxaana lala meel dhigay midkii Air France ee sanadkii 2009 bad ku dhacday balse haraaga diyaaradda la helay sanad kadib.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories