HomeRuug-caddaa ka tirsanaa Bahda Saxaafadda Somaliland oo Caawa Geeriyooday

Ruug-caddaa ka tirsanaa Bahda Saxaafadda Somaliland oo Caawa Geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

siciid guraaseHargeysa (SLpost)- Ebbe naxariistii Janno ha ugu deeqee, waxa caawa magaalada Hawaas ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Wariye Siciid Ismaaciil Xuseen (Guraase) oo ahaa Tifaftirihii Guud ee Himilo Media Group.
Alle ha u Naxariistee Siciid Guraase waxa uu afartii maalmood ee u dambeeyey dhul-yaal u ahaa xannuun ku soo-booddo ah ka dib markii uu todobaadkii hore madaxa Dhiig kaga furmay, kaas oo uu u jiifay cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa saddexdii maalmood u dambeeyey, waxaana maanta loo qaaday Addis Ababa oo caafimaad ahaan loogu waday, haseyeeshee waxa ay tiisu ku dhammaatay kuna geeriyooday magaalada Hawaas ee dalka Itoobiya wakhti ay ku sii jeedeen magaalada Addis Ababa
Marxuum Siciid Guraase waxa Maydkiisa dib loo soo qaadi doonaa Maanta, iyadoo lagu aasi doono magaaladda Hargeysa. Marxuum Wariye Siciid Ismaaciil waxa uu ifka kaga tagay Hal Xaas iyo Afar Carruur ah
Marxmuun Siciid Ismaaciil Xuseen (Guraase) oo ka mid ahaa Wariyayaashii muddada badan mihnada saxaafadda ku soo jiray, waxa uu ka soo shaqeeyey Wargeysyo ay mid yihiin Jamhuuriya, Haatuf, Maalmaha, Waaheen iyo Xog-ogaal.
Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifaftiraha Wargeyska Khadar Iid Kaariye, Agaasimaha Maamulka Xasan Axmed Abokor, Cabdiwahaab Aadan Cali, MM Kastam, Maxamuud Cali Maxamed, Caydaruus Sh. Cumar iyo dhammaan hawl-wadeennada bahda HiMILO MEDIA GROUP waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, qaraabadii, Axsaabtii iyo Bahda Saxaafadda ee uu ka baxay Siciid Ismaaciil Xuseen (Gurarase) oo ahaa Tifaftirihii Guud ee Himilo Media Group, waxaanay Eebbe uga baryayaqaan Naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, dhammaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.
Inaa Lilaahi wa inaa Illayhi raajicuun.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories