HomeGuddoomiyihii Gobolka Togdheer, Axmed Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) oo xilka iska casilay iyo...

Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, Axmed Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) oo xilka iska casilay iyo sababaha loo aanayno go’aankiisa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Guddooomiyihii gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje), ayaa iska casilay  xilkii Guddoomiyennimada ee gobolkaas, isaga oo la sheegay inuu maanta gelinkii hore warqaddii is-casilaaddiisa u gudbiyey Madaxweynaha Somaliland ka hor intaanu ka dhoofin dalka.

XamarjeSi aanu uga gun-gaadhno xaqiiqada iyo jiritaanka warkan, waxaanu isku daynay inaanu xidhiidh la samayno guddoomiye Xamarje, haseyeeshee noomay suurto-galin inaanu ku helno khadka telefoonka, balse Ilo-wareedyo ka ag-dhow Guddoomiye Xamarje, ayaa SOMALILANDPOST u xaqiijiyey inuu isaga casilay xilkaas sababo jira oo aanu weli bulshada u soo bandhigin awgood.

Guddoomiye Xamarje ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo gelinkii hore ee maanta u gudbiyey warqad xambaarsan is-casilaaddiisa u gudbiyey, hase-yeeshee, ilo-wareedyada aanu xogtan ka helnay may xaqiijin inuu Madaxweynuhu ka aqbalay dalabka is-casilaadda ah ee Guddoomiyaha gobolka Togdheer u gudbiyey.

Lama oga sababta rasmiga ah ee dambaysa is-casilaadda guddoomiyaha haseyeeshee waxa laga war-hayaa inay magaalada Burco dul-hoganayaan daruuro xambaarsan duruufo qalafsan oo ka dhexjira shacabka gobolkaas qaybo ka mid ah iyo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, taasoo soo taxnayd tan iyo mudaharaadkii lagaga soo hor jeeday xil ka qaadistii Taliyihii Booliiska Gobolka Ilkcase.

Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee la sheegay inuu warqaddiisa shaqo-ka-tegista u gudbiyey Madaxweynaha, ayaan isaguna weli ka hadal is-casilaadda, sababta uu isu casilayo iyo in Madaxweynuhu ka aqbalay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories