HomeGolaha Wakiillada oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Laba Xubnood oo ka...

Golaha Wakiillada oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Laba Xubnood oo ka tirsan Golaha Wasiirrada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labada mas’uul ee kala ah Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta iyo dib u habaynta Md. Saleebaan Ciise Axmed iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Md Cabdisalaan Maxamed Xasan.

Golaha WakiilladaFadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiaxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa mudaneyaasha ka hor akhriyey digreetooyinkii lagu magacaabay mas’uuliyiintaasi iyo taariikh nololeedkoodii.

Dhanka kale, labada mas’uul waxay mudanayaasha ka hor jeediyeen warbixino tilmaamayay hawlahii ay qabteen mudadii magacaabistooda ka dambaysay iyo qorshayaasha u degsan mustaqbalka. Intaa ka dibna Goluhu waxa uu gudo galay cod u qaadistii ansixinta labada wasiir iyadoo ay fadhiga maantana soo xaadireen 48 mudane.

Wasiirka wasaaradda dib u dejinta Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) waxaa magacaabistiisa ansixiyey 47 Mudane, cid diidayna ma jirin, cid ka aamustayna ma jirto, gudoomiyahuna ma codayn.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta, tamarta iyo biyaha Md Cabdisalaam Maxamed Xasan waxaa magacaabistiisa ansixiyey 46 Mudane, cid diiday ma jirin, waxaa ka aamusay hal mudane.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories