HomeXukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxay ku Fashilantay Siyaasada Arrimaha Dibeda iyo Rejadii Aqoonsiga...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxay ku Fashilantay Siyaasada Arrimaha Dibeda iyo Rejadii Aqoonsiga Oo god Ku Dhacday – W/Q: Cabdicasiis Bashiir

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Cabdicasiis BashiirTan iyo markii ay xukuumada madaxweyne siilaanyo talada dalka la wareegtay ayaa waxaa soo baxay dhaliilo fara badan oo looga jeedinayaya inay ka gaabisay siyaasada arimaha dibeda dhaliilahaasi oo dad badani aysan dareensanayn ama u arkayeen in lagu deg degay dhaliisha xukuumada laakiin waxay arin faraha ka baxday kadib markii la waayay siyaasad cad oo ay xukuumada madaxweyne siilaanyo ka leedahay arimaha dibeda iyada oo xukuumadani aysan wax dadaal ah ka gelin sidii looga hadli lahaa  aqoonsiga soamaliland ay mudada dheer ee dhan 22 sanno ka sugaysay beesha caalamka, hadaba waxaa xusid mudan tan iyo intii ay xukuumada madaxweyne siilaanyo talada dalka la wareegtay in aysan jirin dawlad kaliya ama baarlamaan kaliya oo wadamada somaliland saaxiibka la ah oo ka hadlaya aqoonsiga somaliland iyada oo ay xusid mudan tahay inay dawladii ka horeysay tan madaxweyne siilaanyo dhinaca arimaha dibeda kaga wanaagsanayd taasi oo ay markhaati u tahay sidii baarlamaanka ingiriisku uga doodi jireen aqoonsiga somaliland islamrkaana su’aalo ku saabsan aqoonsiga somaliland ay wax ka weydiin jireen wasiiradooda u qaabilsan afrika, waxaa iyana jirtay inay mudanayaal maraykan ahi dadaal  dheer u galeen sidii arimaha somaliland dawlada maraykanku uga hadli lahayd waxaan iyadana meesha ka maqnay doorka dawladaha afrika ee doonayay inay somaliland aqoonsi hesho taasi oo ay ka mid ahayd baarlaamnka dalka kenya oo doodo adag ka yeelan jiray aqoonsiga somaliland islamrkaana dawladooda ku cadaadi jiray inay xidhiidh dhaw la yeelato dawlada somaliland.
hadaba akhristayaal kadib markii ay timid xukuumada madaxweyne siilaanyo waxaa beesha ka baxay dahmaan dadaaladii la doonaayay inay somaliland aqoonsi caalami ah ka hesho beesha caalamka iyada oo sida la ogyahay beesha caalamku hada indhaha ka lalisay somaliland iyada oo taasi dadka indha indheeya arimaha siyaasadu ku macneeyeen inay ugu wacan tahay siyaasada madaxweyne siilaanyo ee arimaha aqoonsiga inkasta oo ay dadka qaarki ku doodaan in uusan madaxweyne silaanyo ka daacad ahayn helida aqoonsiga somaliland iyaga oo taasi ku macneeyay madaxweyne siilaanyo oo wasiiro ka dhigtay dad aan khibrad siyaasadeed lahayn oo hankoodu uusan dhaafsiisnay somalialnd gudaheeda iyo dhaqaale urursi kaliya waxaa akhriste kaaga filan dadka madaxweyne siilaanyo maanta ka agdhaw u fiirso waa wasiirka madaxtooyada oo haba yaraatee aan lahayn wax khirbad ah ama waayo aragnimo ah oo uu kaag shaqeeyo wasaaradiisa iyada oo dadka reer somaliland dhamaantood ay la yaaban yihiin sababta keentay in wasiir miisaanka leh laga dhigo inan yar oo sidaasi aan khibrad iyo dad aqoon midna u lahayn kaasi oo dadkii xitaa la talin laha madaxweynaha ka horistaagaya taasina waxay sababtay in maanta siyaasada somaliland cidlo heehaabayso, waxaa kaaga daran wasiirka umuuuraha dibada o sidii uu isagau talada umada gacanta ku ahyo meel kasta leh waxaan taageersanay aqoonsiga maraykanku siiyay somaliya isaga oo aan cidna la tashan kaliyii wuxuu doono iska odhanaya oo aysan jirin cid la xisaabtamaysaa.
hadaba akhristow waxay dadka reer somaliand isweydiinayaan xagee ayay somaliland u socotaa ilayn waatan oo xukuumadiii talada dalk lagu aaminay waatan meelkasta albaabada ka soo xidhaye ta kale hadii ay xukuumadu doonayso in somaliland lagu daro somaliya ma waxay la doonaysaa inay sidii lixdankii bilaa shuruud lagu biiro bal adba wax uun ku macnee siyaasadan arimaha dibeda ee somaliland ee fashilan.

Qalinkii: C/casiis Bashiir Nuur freelance journalist
Tel: 4144434
Email:c.casiis98@hotmail.com
Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories