MEHER WACAN: Cabdiqaadir Muxumed Daad Iyo Amran Xaaji Fagadhe
Ayeeyo Xaliimo Aw-Siciid Geelle, Hooyo Khadra Cali Guuleed, Hooyo Aamina Shide Geedi, Maxamed Xaaji Fagadhe, Ibraahin Xaaji Fagadhe, Feysal Xaaji Fagadhe, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa,...
“DALAB DEG-DEG AH: Xadgudubyadda Wasiirka ugu Awoodda Badan Xukuumadda Somaliland Mud. Xirsi Cali X. Xasan” – Horn Watch
Guddida ilaalinta Xuquuqda Aadamaha ee Horn Watch, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuu (Siilaanyo) ka dalbaday inuu wax ka qabto Xad-qudubyada Xuquuqda aadamiga...
Khilaafkii Golaha Deegaanka Ceel-Afweyn oo la soo Af-meeray iyo Maayar ku-xigeen Cusub oo la Doortay
Ceel-Afweyn (SLpost)- Golaha Deegaanka ee Degmada Ceel Afweyn ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxay ay Maayar ku xigeen u doorteen Saleebaan Yuusuf Diiriye ka...
Golaha Baarlamaanku Ha Joojiyo Lacagta Xaaraanta Ah Ee Madaarada Laga Qaado – W/Q: Xuseen Xirsi
Salaantaa islaamka kadib waxaan jeclaystay inaan maantana xasuusiyo Aqalka wakiillda JSL indadku ildheer ku eegaayo bal waxay ka yeelan lacagtii hadalkeedu taagnaa ee lagaga Qaadayey madaarada dadka ka dhoofa ee ahayd ($ 10 USD) oo laga sugaayo bal waxay ka yeelaan baarlamaanku arrintaa hadaba waxaynu ka wada dheregsanay inay lacagtaasu ku tahay dadka kelifaad iyo dhib aanay Qaadi
MASAR: Go’aan Maxkamadi ka soo Saartay Masiibo ka dhalatay Taageeraasha laba Naadi oo Isku-dhac dhexmaray oo mar kale Khasaare ba’an sababay
Port Said (SLpost)- Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay bannaan-bax ay sameynayeen dadweyne ka gadoodsan go’aan Maxkamadi xukun dil ah ku xukuntay 21...
Saraakiil Ka tirsan Dawladda Somalia oo loo Xidhay Musuq-maasuq la Xidhiidha Arday Deeq Waxbarasho loogu Diray Turkiga
Istanbul (SLpost)- Wasiirka Horumarinta Adeegga Bulshada ee Soomaaliya Maryan Qasim Caarif, ayaa sheegtay in saddex sarkaal oo dawladdaas ka tirsan loo xidhay wax-isdaba marin...
Xoghayaha Guud ee SOLJA oo Ka Warramay Rejada uu Ka Qabo Inuu Saxaafadda Somaliland Taageero uga helo Shirka Midowga Afrika
Addis Ababa (SLpost) - Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

