HomeShirkadaha Diyaaradaha ee American Airlines iyo US Airways oo ku bahoobay Shirkadda...

Shirkadaha Diyaaradaha ee American Airlines iyo US Airways oo ku bahoobay Shirkadda ugu ballaadhan caalamka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Los Angeles (SLpost)- Labada shirkadood ee ugu weyn dalka Maraykanka ee American Airlines iyo US Airways, ayaa shaaciyey inay ku midoobeen magaca American Airlines, taas oo ka dhigaysa shirkadda diyaareed ee ugu ballaadhan caalamka.

Heshiiska dhexmaray labada shirkadood oo marka hantidooda laysku daro ay isku noqonaysa 11 Bilyan oo Dollar, waxa guddoomiye ka noqonaya  Madaxii shirkadda US Airlines Doug Parker.

Guddida Fulinta labada shirkadood, ayaa si hoos heshiis u gaadhay shalay waxaanay nuxurka isbahaysiga dhexmaray ku dhawaaqeen maanta gelinkii hore.

AmericanUSAirwaysMergeIsku- biiritaanka labada shirkadood ayaa isbeddel ku keenaya tirade shirkadaha diyaaradaha waaweyn ee dalkaas oo hadda isugu biyo-shubanaya afarta Shirkadood American Airlines, United, Delta iyo Southwest.

Dhanka kale, heshiiskani waxa uu afgenbi ku noqonayaa shirkadaha yar ee diyaardaha ee US Aiways Group Inc., oo isku biiray ka dib markii dhaqaale xumo la soo deristay Shirkadda AMR Corp sannadkii 2011.

Masuuliyiinta labada shirkadood waxa ay sheegeen in isku-biiritaankoodu ay uga soo xeroon doonto sannadkii lacag ka badan 1 bilyan oo Dollar.

Shirkadda cusub ee The New American, ayaa hadda yeelan doonto 900 diyaaradood, 3,200 oo duulimaad maalin kasta iyo in ku dhow 95,000 oo shaqaale rasmi ah marka laga tago shaqaalaha shirkadaha adeeggooda ka sii ganacsada.

SOMAILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories