Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Maxamed Kaahin oo Shaaciyey Damiciisa siyaasadeed ee Hoggaaminta Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye, Muj. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta Shaaciyey inuu ka mid yahay Musharixiinta u...

Isii Tuur – W/Q: A/Fataax

Marar badan Ayey qofka Noloshiisa Qabsataa in uu u gacan haadiyo ama isha la Raaco baabuurta wadada Mareysa,In la sii qaado ama la Dhaweeyo...

Wasiir Ku Xigeenka Wasaraadda Macdanta Iyo Biyaha oo Kor-meer Ugu Baxay Degaanada Sanaag Bari, Si Wayna Loogu Soo Dhowayay Hadaaftimo + SAWIRRO

Hadaaftimo (SLpost)- Wefti Balaadhan Oo Hor Kacayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane CabdiSalaan Maxamed Xasan oO  Dhowaanahba Socdaal Shaqo Oo...

Isku-day Xisaabtan- W/Q: Mukhtaar Cabdi Sheekh “Bulshaawi”

Hordhac Dadka adduunka korkiisa ku nool iyo dawladaha jiraba waxa ay aad uga taxadaraan khasaaraha iyo baahiyaha dibada ee ummaddaas in laga hor tago in...

Xildhibaan Soltelco oo Waxba Kama Jiraan ku tilmaamay inuu Loollan ugu jiro Jagada Maayarnimada Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu...

Guddoomiyaha Cusub ee Togdheer oo Si Rasmi ah Xilka uga kala Wareegay Badhasaabka Hore ee Gobolkaas

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Badhasaabkii hore ee Gobolkaa...

“JaaliyaDda Somaliland UK waxay bogaadinaysaa Madaxweynaha wafdigii la socday guusha ay ka soo hooyeen socdaalkii Kenya iyo London” – WARSAXAAFADEED

London (SLpost)- Ururka ay ku midaysan yihiin Jaaliyadda Somaliland ee Dalweynaha Britian ee SSUK, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyo weftigiisa ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img