HomeXildhibaannadii Goleyaasha Deegaanka Saylac iyo Lugaha kaga jiray Beesha Ciise oo Iscasilay

Xildhibaannadii Goleyaasha Deegaanka Saylac iyo Lugaha kaga jiray Beesha Ciise oo Iscasilay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Saylac (SLpost)- Xildhibaannadii Golaha Deegaanka Saylac iyo Lughaha kaga jiray Beesha Ciise oo tiradoodu ahayd Toban Mudane, ayaa  shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaaladda Xariirad ee gobolka Selel, waxa ay kaga dhawaaqeen inay iska casileen xubinimadii Goleyaasha deegaanka.

Xildhibaanaddan ayaa sheegay In iscasilaaddoodu ay ka dambeysay ka dib markii ay beel ahaan go’aansadeen inay iska casilaan Goleyaasha deegaanka ee Lughaya iyo Saylac oo ay ku doodeen in lagaga shubtay doorashadii deegaanka ee Somaliland ka dhacday 28-kii bishii November eek al-hore 2012-kii.

Somalilandpost NewsXildhibaddan is casilay ayaa iskugu jiray saddex ka tirsan Golaha deegaanka Lughaya iyo 7 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha deegaanka Saylac.

Xildhibaanadda is casilay waxay magacyadoodu kala ahaayeen sidan:-

1)-Geesh Aadan Bille,  degmadda Saylac.
2)- Aadan Cabdilaahi Boodhle
3)-C/Naasir Jaamac Xoosh
4)-Maxamuud Cigaal Wacays
5)-Axmed Yaasiin Maxamed Barkhadle
6)- Axmed Migil Ciil-tire
7)-Siciid Muuse Giirre
8)- Xasan Maxamed Dhimbiil, degmadda Lughaya.
9)-Muumin Muuse Ducaale
10)-Ibraahim Jaamac Maydhane.

Arintan ayaa ka dambaysay muran wakhti dheer taagnaa oo ku sabsanaa is marin waa u dhaxeeyey beelaha deeganadaasi degan, iyada oo sida uu ku soo waramayaan wariyeyaal deegaanadaasi ku sugan xubno ka mid ah xildhibaanadani ay ka soo laabteen magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya oo ay kula soo kulmeen Ugaaska Beeshooda Ciise.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories