HomeMashruuca Xaal bixinta Oo Noqday Jiif Oo Jaq!

Mashruuca Xaal bixinta Oo Noqday Jiif Oo Jaq!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaa maalmahan danbe soo shaac baxay mashruuc la yidhaahdo xaal ayaan ka bixinayaa hadii wax lagaa sheego, oo  weliba mashruucaasi waxa gadhwadeen ka ah dad dilaaliin ka ah madaxtooyada somaliland, dhawaan ayay ahayd markii dumar aan xil ka hayn xukuumada siilaanyo ugu hanjabeen Madaxda Xisbiga  UCID in aysan tegi karin magaalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley, waxaana dhacday in Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen oo ay ku wehelinaya safar balaadhan oo ay doonayeen inay ku tagaan magaalada gabiley Xoghaya Maaliyada ee Xisbiga UCID Marwo Faadumo Siciid iyo saraakiil kale oo ka tirsan xisbiga laga hor joosaday inay tagaan magaalada Gabiley ee xarunta gobolka gabiley, sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay xarunta madaxtooyada ayaa laga amray falkaasi foosha xumaa ee lagaag hor joogsaday masuuliyiintaasi xisbiga UCID gabiley, waxaana la sheegay in koox dumar ah oo awood badan ku leh xarunta madaxtooyada somaliland ay ka danbeeyeen falkaasi foosha xumaa ee masuuliyiinta xisbiga UCID loogu diiday inay tagaan magaalada gabiley, xarunta madaxtooyada oo haatan noqotay meel kooxo dumar ah oo doonaya inay socoto toodu ay ka taliyaan ayaa waxa dhacay in maalintaasi dhiil ay u soo jeedisay xoghaya maaliyada ee xisbiga UCID marwo faadumo Siciid Madarwada Siilaanyo Aamino Weris oo ay sheegtay inay xilka si wanaagsan oo umadu og tahay ugala wareegto Madaxweyne Siilaanyo madama oo ay iyadu ka taliso dalka. Dhaliishaasi kadib ayaa la sheegay inay cadhootay Aamina Weris oo ku tiiraabtay dadkii aan ka soo jeeday ima taageersanay kadibna lacago badan ku bixisay sidii loo siin lahaa xaal waxana la sheegay in ay maalintaasi madaxtooyada ugu yeedhay ninka ay ededa u tahay ee lagu magacaabo C/risaaq Ciyaale oo haya xil waqtigisii dhamaaday balse awoodo kale ka haysta marwada madaxweyne siilaanyo malaintasi ayay ku tidhi soo abaabul kooxo isku jira rag iyo dumar oo aynu lacago siino si aynu indhaha daka u tusno in reer saaxil ka xun yihiin dhaliisha Faadumo Siciid ay I dhaliishay, deed waxa dhacday in kooxo laaluush qatayaal ah ay wax lagu sheegay xaal geeyeen Xarunta Madaxtooyada halkaasina ku siiyeen xaalkaasi. Dhaqanka noocaasi ah ayay dadka ka faalooda siyaasadu ku tilmaameen inay astan u tahay kaslooni darada madaxtooyada ka haysata  gobolka saaxil ee ay ka soo jeedo AAMINA WERIS. Qore:Muna Maxamed Yuusuf Berbera/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories