HomeShabakado Wax tahriibiya iyo Dhalinyaro ay Duufsadeen oo lagu qabqabtay Gobolka Awdal

Shabakado Wax tahriibiya iyo Dhalinyaro ay Duufsadeen oo lagu qabqabtay Gobolka Awdal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Borame (SLpost)-Waxa magaalada Xariirad ee degmada Saylac lagu qabtay dhawr iyo toban qof oo tahriibayaal ah oo isku dayayay inay xadka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia ka gudbaan iyaga oo tahriibaya, Tahriibayaashan oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxa kale oo lala xidhay saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka ee degmooyinka Boorama iyo Xariirad oo iyagu tahriibinayay dadkaasi tahriibayaasha ah.

news1

Weriyayaal ku sugan Xariirad oo ay shabakada geestiir oo aanu warkan ka soo xiganay la xidhiidhay waxna ka waydiisay arrintan ayaa u sharaxay xaalku sida uu yahay waxaanay yidhaaheen “Tahriibayaashan waxa laga qaqabtay habeen hore, waxana la socday saraakiil ka tirsan Waaxda Socdaalka oo ay qaarkood ka soo raaceen Boorama, qaar kalena ku sugayen Xariirad, waxana loo malaynayaa in ay Saraakiishaasi damacsanayd inay tahriibayaashaas u fududeeyaan arintaasi tahriibka, waxana dhamaantood gacanta ku dhigay ciidanka Amniga, waxana lagu xidhay Xariirad, waxana suura gal ah in Boorama loo gudbiyo”

Dhinaca kale Saraakiisha waaxda Socdaalka ee Gobolka Awdal oo aan la xidhiidhnay ayaa waxa ay u xaqiijiyeen in arinta xadhiga Tahriibayaashaas iyo Masuuliyiintaasi kaleba ay jirto, balse waxay ka gaabsadeen inay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan”

Somalilandpost.net

Borama

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories