HomeGuddi ka socota Guurtida Oo Ka Warbixiyay Wajiga 2aad Ee Xal u...

Guddi ka socota Guurtida Oo Ka Warbixiyay Wajiga 2aad Ee Xal u helida Xiisaddii Xariirad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Borama (SLpost)-Waxa maagalada Boorama maanta soo gaadhay wafti ka socda golaha Guurtida oo u xil saaran xalinta shaqaaqadii ka dhacday degaanka Xariirad, waftigan oo ku sii jeeda dhicana Xariirad ayaa ka waramay ujeedada safarkooda iyo halka ay marayso hawshii baadigoobka nabada ee degaanka Xariirad.

Gudoomiyaha gudidan Xildhibaab Cumar Nuur Waaye oo ka hadalay halkaasi ayaa yidhi “Waxa aan u soconaa Xariirad, waxana aan nahay gudidii golaha guurtida ka socotay eek u hawlanayd daminta shaqaaqadii ka dhacday Xariirad, degaakaasi hore ayaan uga hawl xukunona waan ka ridnay ku dul dhacay labada dhinacba, sidaas aawadeed waxa aan u tagaynaa in qaybtii ugu horaysay ee xukunka oo ah Jufo & Qasiraad inaan u kala qaadno beelahaasi, waxana ka dambayn doona laba qaybood oo kale oo xukun ah oo iyagana loo iman doono markooda”

guurtida-xariirad

XIldhibaan Waaye waxa kala oo uu ka waramay inta xukun ee ka dhacay Xariirad iyo waxa ay salka ku hayaan waxana uu yidhi “ 12 dhacdo ayay ahayd waxa la isku sheegtay oo aanu xukuno ka gaadhnay midba meel aan dhignayba, laakiin magta la kala qaadayo waa 6 xibnood oo ay gabadhi ku jirto, waxana magtoodii maanta la kala qaadayaa qaybtoodii u horaysay oo labada dhinacba ah, waxana aan ku rajo waynahay in dhibtii halkaasi ka dhacday guul laga gaadho oo aanay wax dambe halkaasi ka dhicin”

Si kastaba ha ahaatee golaha guurtida ayay taariikhdu ka marag kacday inay noqdaan kuwii ugu horeeyay ee deegaanka Xariirad mashaqadaasi ka dhacday xal nabada u ehel ah ka dhaliya, waxana ay golaha guurtidu Xariirad tageen iyada oo beelaha degaankaasi uu u dhexeeyo khad cagaaran oo kala qaybiya, maantana waxa ay suura galiyeen in nabadi degaankaasi ka islaaxdo”.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories