HomeM/Ku xigeenka oo Xadhiga ka jaray mashruuc biyo lagu gaadhsiinayo xaafaddo Hargeysa...

M/Ku xigeenka oo Xadhiga ka jaray mashruuc biyo lagu gaadhsiinayo xaafaddo Hargeysa ku yaala

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargaysa(SLpost)Madaxweyne ku xigeenka somaliland Md. C/raxmaan C/llaahi ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuc Balaadhan oo biyaha lagu gaadhsiinayo degaamada isha cobosha iyo sheekh Cumar ee magaalada Hargaysa.

Munaasabad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka mashruucan ayaa waxa ka soo qaybgalay Wasiirrada wasaaradaha Biyaha Xuseen Axmed Cabdulle , Wasiirka wasaarada qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, wasiirka macdanta Xuseen Cabdi Ducaale, masuuliyiin ka socotay hayadaha qaramada midoobay iyo Hayadaha caalamiga ah ayaa warbixin dheer oo uu halkaaska jeediyay maareeyaha wakaalada biyaha ee caasimada Hargaysa Ibraahim Siyaad Yoonis ayaa waxa uu ka waramay dadaalka ay wakaaladu ugu jirto sidii caasimadu u heli lahayd biyo ku filan iyada oo mashruucani yahay kii ugu horeeyay ee qaybo kamid ah caasimadu ay Biyo kaga helaan Dooxa Xaraf.

saylici

Waxakale oo uu sheegay maareeyuhu in wakaaladu dadaal ugu jirto sidii bulshada ku dhaqan caasimadu u heli lahaayeen biyo ku filan.
Wasiirka wasaarada biyaha Md. Xuseen Axmed Cabdulle ayaa isna munaasabadaas kaga hadlaydadaalka xukuumadu sidii degaanada miyiga iyo magaalooyinka ee dalku u heli lahaayeen Biyo ku filan , wasiirku waxa uu ku amaanay wakaalda biyaha ee Caasimada iyo maamulkeeda dadaalkooda ku wajahan horumarinta adeega wakaalada biyaha.

Madaxweyne ku xigeenka JSL. Md. C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil oo iasagu xadhiga ka jaray mashruucan ayaa ka waramay mudadii saddexda sanadood ahayd ee xukuumadani talada haysay hawlaha horumarineed ee ay dalaka ka hirgalisay, waxaana madaxweyne xigeenku sheegay in Biyuhu yihiin mudnaanta koowaad ee xukuumadu ku taamayso sidii bulshadu u wada heli lahaayeen biyo ku filan.
Madaxweyne xigeenku waxa uu wakaalada biyaha ku bogaadiyay dadaalka horumarinta biyaha caasimada.

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories