Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

“Mar hadday xukuumaddu ku fashilanay hawlihii umaddu u dooratay waa inay is casishaa”

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo shalay masuuliyiin ka tirsani shir- jaraa’id ku qabteen Magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda KULMIYE ee uu hoggaamiyo...

Dugsiyada Dawladda iyo Dayacooda – W/Q: Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan “RAAGE”

Maalinba maalinta ka dambaysa waxbarashada dunidu way sii horumarraysaa, sii badanaysaa siina durkaysaa, waxanna laga soo bilaabay meel hoose iyadda oo imika la marinayo...

Somaliland is today more stronger than ever before to endure any threat or thwarting from the Failed State of Somalia

The independence and sovereignty of the Somaliland Republic are sacred and non-negotiable. The people of the Somaliland Republic will never ever make another historic and costly mistake; they will never fall again into another trap of their own making by sacrificing the hard-won independence and sovereignty for the sake of an unfruitful and counterproductive concept of

Kulan Lagu Soo Afjaray Khilaaf Ka Dhextaagnaa Salaadiinta Beelaha Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa Oo Caasimadda Ka Qabsoomay

Hargeys (SLpost)- Kulan Hadhimo-sharafeed ah oo la iskugu keenay Salaadiinta beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa (Sacad Muuse) ayaa maanta kulan ballaadhan lagu soo afjaray...

Shirkadda Genel Energy oo caddeysay sababta rasmiga ah ee ay shaqaalaheeda ugala baxday Somaliland

Ankara (SLpost)- Shirkada Genel Energy ee hawlaha Sahaminta ka wadday gobolka Togdheer, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta ay shaqaalaheedii ugala baxday Somaliland,...

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijooyinka Imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo 4aad ee Dugsiyada Sare

Hargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Imtaxaanadka Shahaadiga ee Somaliland Daa’ud  Axmed Faarax ayaa Maanta ku dhawaaqay Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Waxaanu Sheegay inay aad ugu faxsan yihiin...

Jaamacadda Gollis oo Shahaado Sharaf ku Maamuustay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Madaxtooyada + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) oo maanta kala qaybgalay ardayda Golis University Qalin-jebintoodii 6-aad ayaa waxa uu ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img