HomeWasiirka Madaxtooyada oo Golaha Wakiillada Hor-geeyey Xeer Xukuumaddu Cashuur-kordhin ku samaynayso Dhoofka...

Wasiirka Madaxtooyada oo Golaha Wakiillada Hor-geeyey Xeer Xukuumaddu Cashuur-kordhin ku samaynayso Dhoofka Xoolaha Nool iyo Waddo-marista (DHEGAYSO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

xirsiHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta markii labaad todobaad gudihii hortagay Golaha Wakiillada oo uu ka jeediyey warbixin la xidhiidha Hay’adda Horumarinta Waddooyinka oo madaxweyne Siilaanyo digreeto ku hoos-geeyey Wasaaradda Madaxtooyada.

Fadhiga maanta oo uu shir-guddoominayey Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxa uu Md Xirsi horgeeyey isla markaana golaha ka codsaday inay ansixiyaan Xeer jidaynaya kordhis lagu samaynayo Cashuurta Xoolaha nool ee dalka laga dhoofiyo iyo cashuurta waddo-marista, haseyeeshee waxa loollan taageero iyo mucaaradad ahi madasha ku dhex-martay xildhibaannada muxaafadka ah iyo kuwa mucaaradka ah ee Golaha Wakiillada, taas oo keentay muran iyo qas ku yimigeeddi-socodkii fadhiga iyo Su’aalihii ay mudaneyaashu weydiinayeen Wasiirka.

DHEGAYSO

Xirsi cali

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories