HomeJaamacadda Gollis oo Shahaado Sharaf ku Maamuustay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Madaxtooyada...

Jaamacadda Gollis oo Shahaado Sharaf ku Maamuustay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Madaxtooyada + SAWIRRO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Siilaanyo_Xirsi (4)Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) oo maanta kala qaybgalay ardayda Golis University Qalin-jebintoodii 6-aad ayaa waxa uu ka mid noqday Xubno sharafeedkii ay jamacada Golis halkaasi ku gudoonsisay Shahaaddo Sharaf PHD ah isoo kale waxa ay Jamacadu Shahaadooyin Gudoonsisay Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Xirsi Cali X Xasan oo isagu ku mutaysay Shaqada 24 ka Saac uu qaranka u hayo isaga oo marwalba diyaar ku ah xafiiskiisa madaxtooyada saacadii loo baahdaba taasi oo ay jaamacadu ku maamuustay Shahaadada loo yaqaan master waxaanay u balan qaadeen sanadka danbe in wasiirku uu qaadan doono PhD isagana looga baahan yahay uun inuu diyaariyo Thesis ama Buuga Qalinjebinta.

Waxa isna halkaasi shahaado sharaf ku mutaystay Ismaaciil Aadan Cusmaan wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland wakhtigii Dawadii hore iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland oo isna dedaal dheeraada oo uuka sameeyey wax soo saarka Dalka ku mutaystay Shahaadadan waa Prof. Geedoole intaasi ka dib waxa madaxweynuhu uu shahaado Sharaf gudoonsiyey dhawr shirkadood o ay jaamacadu ku qiimaysay dedaalka Dalka ay ka geysteen kuwaas oo ay ka mid ahaayeen VOA, BBC-SOMALI, WORLD BANKA, HORN CABEL TV iyo kuwo kale oo badan.
Siilaanyo_Xirsi (14) Siilaanyo_Xirsi (13) Siilaanyo_Xirsi (12) Siilaanyo_Xirsi (11) Siilaanyo_Xirsi (10) Siilaanyo_Xirsi (9) Siilaanyo_Xirsi (8) Siilaanyo_Xirsi (7) Siilaanyo_Xirsi (6) Siilaanyo_Xirsi (5) Siilaanyo_Xirsi (4) Siilaanyo_Xirsi (3) Siilaanyo_Xirsi (2) Siilaanyo_Xirsi (1) Siilaanyo_Xirsi Siilaanyo_Xirsi (15)Ugu danbayna madaxweynuhu waxa uu bixiyey koobab loogu talo galay ardaydii ugu saraysay jaamacada iyo laba arday oo ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland kuwaas oo kala ah Cbadiraxmaan Faarax Xasan iyo Muxiyadiin Cabdiraxmaan Maxamed.

SOMALILANDPOST.NET/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories