HomeWasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijooyinka Imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasallada 8aad ee Dugsiyada...

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijooyinka Imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo 4aad ee Dugsiyada Sare

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

imtixanHargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Imtaxaanadka Shahaadiga ee Somaliland Daa’ud  Axmed Faarax ayaa Maanta ku dhawaaqay Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Waxaanu Sheegay inay aad ugu faxsan yihiin in ay ku dhawaaqan ardaydii ku guuleystay Imtixaankii shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2012/2013

Guddomiyaha Imtixaaandka o ka hadlay Tirada Imtixaanadka Gashay Dugsiyada Sarre Waxa uu yidhi, “Dugsiyada Sarre Imtixaanka waxa u fadhiistay Tiro ah 7310 arday, waxa Guuleystay 7017, waxaan Imtixaanka  aan galin 293 Arday, Cid Dhacdayna ma jirto.

Dugsiyada Hoose/Dhexe  waxa Imtixaanka u dhafistay 12,142  Arday, waxa baasay 11,679, waxa dhacay 193 arday, waxa ka habsaamay oo aan galin 271 Arday.”

imitxanka

top ten

Magacyada  10-ka Arday ee ugu sareeya Somaliland

No Magaca Ardayga Iskuulka Dhibcaha
1. Abdulsamed Hassan Mohamed SOS 716
2. Abdulfatah Abdi Muse Mohamed SOS 713
3. Hodo Adan Muse Cajab Nuradin 707
4. Mustafe Siyad Jama Warsame Nuradin 691
5.` Mahamed Abdi Ibrahim Abdillahi SOS 690
6. Asiya Mohamud Ayub Nuradin 688
7. Abdulfataax Muse Adan Ubaxle SOS 686
8. C/salaam Sa’ad Sa’eed Mohamud SOS 683
9. Siciid Khadar Abdi-wali aw-Sa’eed SOS 682
10. Ayaanle Abdillahi Ali Elmi SOS 681
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories