HomeMusharaxa madaxweynaha xisbiga UCID mudane Jamaal Cali Xuseen oo casuumaad ka heley...

Musharaxa madaxweynaha xisbiga UCID mudane Jamaal Cali Xuseen oo casuumaad ka heley dowlada Sweden .

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa ( SLpost) Musharaxa Madaxtinimada ee Xisbiga UCID Mudane jamaal Cali Xuseen oo  aanu wareysi ka qaadney ayaa noo sheegey inuu uboqooli doono dalka Sweden waxaanu hadalkiisa ku bilaabey:

 

CASUUMAD AANU KA HELNAY DALKA SWEDEN XISBIGGA socialdemokraterna
Waxaan jecelahay inaan idinla wadaago in aan u boqooli doono waddanka Sweden bisha september 26th Inshallah, oo muddo 9 cisho ah aan ku maqnaan doono ka dibna waddanka dib ugu soo noqon doono, halkaasi oo aan casuumad official ah ka helay Xisbigga socialdemokraterna (Social Democrat) ee dalka Sweden oo ay casuumaddaasi milgaheeda ay ka shaqaysay Ifrah Ali Kirih oo ah.

 

wera

Xildhibaan ka tirsan xisbigaasi dalka SWEDEN oo laga soo doortay golaha deegaanka ee magaaladda Jönköpingay. Waxaan kale oo kulano la qaadan doonaa jaaliyaddaha reer Somaliland ee magaalooyinka Sweden qaar ka mid ah. Waxa kale oo aan la kulmi doonaa qolooyinka deeqaha bixiya, safarkayguna waa in Somaliland la horumariyo oo caalamka laga dhaadhiciyo iyo dalka Sweden, loona cadeeyo baahiyaha ka jira halkani si ay kelmadaasi iyo kuwii ka horeeyayba ugu dhiirigeliyaan Somaliland iyo xidhiidhkeena dalka Sweden. Kolay xisbigga UCID ee dalka Sweden iyagana kulan ayaan la qaadan doonaa Inshallah. Markuu safarku soo dhawaadana wixii faah-faahin dheeraad ah waan la wadaagi doonaa Inshallah. Wabilaahi Tawfiiq.

Somalilandpost.net

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories