Xulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Beeniyey Warar Laga Baahiyey
Hargeysa (SLpost)- Labada gool dhaliye ee xulka gobolka Maroodi Jeex, Maxamud-Govinda iyo Cabdi-Riyaad ayaa beeniyey war ay qoreen warbaahinta qaarkeed, kaas oo lagu sheegay...
Natiijooyinka Ciyaarihii Gobollada ee Maanta iyo Xulka gobolka Saaxil oo Ka Hadhay Tartanka
Hargeysa (SLpost)- Xulalka Gobolada Buuhoodle, Saraar, Hawd Iyo Saaxil ayaa galabta isku Haleelay Ciyaaro adag oo ka mid ah Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka...
Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay Qorshe lagu Qiimeynayo Xirfadleyaasha Caafimaadka iyo Awoodda Guddi Heer Qaran ah oo loo Xilsaaray
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamuud (Xoog), ayaa daboolka kaga qaaday awoodda Guddi Caafimaad oo loo xil-saaray Qiimeynta Xirfadleyaasha Mihnadda Caafimaadka...
Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Culus oo ka dhacay Kismaayo iyo Faahfaahinta Cidda uu Dhexmaray
Kismaayo (SLpost)- Dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa maanta duhurnimadii Bilaabmay xaafadda Afmadow oo ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda...
Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ka qay-bgalay Kulan ka tirsan Tartanka Kubadda Koleyga GobolLada oo ku qabsoontay Garoonta Tima-Caddee ee Hargeysa (SAWIRRO)
Hargeysa (BP)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa Fiidkii ka qayb galay Tartaranka Kubada Kolayga ee Gobolada kana Socda Garoonka...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Mandaqadda, wada-hadallada Soomaaliya, Rejada Aqoonsiga Somaliland iyo Xidhiidhka Beesha Caalamka iyo Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Telefishanka xaruntiisu tahay magaalada Doha ee dalka Qatar, ayaa xog-waraysi dhinacyada siyaasadda Somaliland, Qadiyaddeeda Aqoonsiga iyo wada-hadallada Somalia, la yeeshay Madaxweynaha Somaliland...
Shirkadaha SILATECH, DAHABSHIIL iyo Hay’adda ARC oo iska kaashanaya fursad ganacsi oo loo abuuro dhallinyarada
Shirkadda SILATECH ayaa heshiis is-afgarad la saxiixatatay shirkadda Dahabshiil oo ah shirkadda ugu weyn Afrika ee xawaaladaha lacagaha, iyo weliba hey’adda qaxootiga ee ARC...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

