HomeNatiijooyinka Ciyaarihii Gobollada ee Maanta iyo Xulka gobolka Saaxil oo Ka Hadhay...

Natiijooyinka Ciyaarihii Gobollada ee Maanta iyo Xulka gobolka Saaxil oo Ka Hadhay Tartanka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

hawdHargeysa (SLpost)- Xulalka Gobolada Buuhoodle, Saraar, Hawd Iyo Saaxil ayaa galabta isku Haleelay Ciyaaro adag oo ka mid ah Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka Socda Hargaysa Studium .

Ciyaarta Kowaad ayaa dhex martay labada Xul ee Saraar iyo Buuhoodle iyagoo soo bandhigay qaab ciyaareed Farsamo ahaan Saraye labada Xul ayaa ku kala badiyay hal Gool iyo Eber ay Guushu ku raacday Xulka Gobolka Saraar.

Sidoo kale Xulalka Gobolada Hawd iyo Saaxil ayaa isaga Hor yimid Ciyaar adag oo ku dhisnayd Weerar iyo Weerar Celis, Qaybtii hore ee Ciyaarta ayaa la isla dhaafi waayay,hasa yeeshee markii Qaybtii labaad ee Ciyaarta la isugu soo noqday ayaa labada Xulba waxay la Yimaadeen Dadaal Xoogan taas oo dhalisay in Xulka Hawd ay la Yimaadaan Daqiiqadii hore ee Qaybta labaad ee Ciyaarta Goolkoodi Kowaad, Xulka Gobolka Saaxil ayaa Isagu soo qaaday Weeraro Xoogan waxaase Markale u Suuro Gashay Xulka Gobolka Hawd inay la Yimaadaan Goolkoodii labaad ee ay Guushu ku raacday .

Ciyaartan ayaa ku dhamaatay 2 Gool iyo Eber ay ku badiyeen Xulka Gobolka Hawd .

Xulka Saaxil Gobolka Saaxil ayaa Sidaa Ku Sagootiyay Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories